Advertisement

Sport

Scholes oo man u Badbaadiyey iyo arsenal oo 3-1 ku badisay

U dir saaxiib Daabaco Add Comment

Kooxda man united ayaa ku sigatay in barbar dhac lagu qabto laakiin ciyaaryahan SCHOLES ayaa kooxdiisa badbaadiyey kadib markuu hal gool u dhaliyey dhamaadkii ciyaarta.

Kooxda man u waxaa ka maqnaa xidigeeda Rooney  yadoo ay kursiga kayda ay fadhiyeen ciyaartoy uu kamid ahaa Fletcher

Kooxda arsenal ayaa garoonkeeda emirates 3-1 Kaga badisay kooxda Burney oo yadu ku jirta kaalinta 18 ee horyaalka Ingiriiska Kooxda arsenal waxaa goolasha u kala dhaliyet Kabtanka Kooxda Cesc Fabregas Theo Walcott iyo Arshavin.halka ciyaaryahan Bendtner  kooxdiisa arsenal ka dayacay fursado badan oo goolal ah

Man united ayaa hogaanka ingiriiska hada ku haysa 63 Chelsea  ayaa yana 61 halka Arsenal 61 ka leedahay.

Kooxda Chelsea waxaa aysan ciyaarin kulankeedii horyaalka ee caawa Yadoo Isiinta La ciyaari doonta Koobka FA Cup’ka kooxda STOKE

Dhanka Talyaaniga Juventus ayaa dhagaha ka raacday Fiorntena