Advertisement

Premier League

Owen oo Inta ka dhiman horyaalka ingiriiska Maqnaan doona

U dir saaxiib Daabaco Add Comment

Ciyaryahanka Xulka Ingiriiska iyo kooxda Man united M,owen ayaa la sheegay inuu ka maqnaan doono inta ka dhiman xili ciyaareedkan,

tababaraha kooxda man u sir alex ayaa saaxafada u sheegay in owen lagu samaynayo qaliin kadib dhaawac ka soo gaadhay ciyaartii Finalka carling’cup’ka ay kooxda man united la ciyaaraysey Aston villa

kooxda man u ayaan tabi doonan maqnaanshaha Owen inta Rooney uu kooxda u safanyahay..

Michel owen iyo sir alex
owen iyo SIR ALEX

M.C.C.NUUR

LAASCAANOOD OFFICE