Advertisement

Sport

Masar iyo England oo wada ciyaaraya iyo Ciyaaryahan axmed Xasan oo sheegay in riyadiisu a tahay in uu xidho garanka Rooney

U dir saaxiib Daabaco Add Comment

Xulka masar iyo England ayaa arbacada wada ciyaaraya kulankan oo noqonaya kulan ay ciyaaryahanada masar aad u rajaynayaan inay guul ka gaadhi doonaa,iyo ciyaaryahan axmed xasan oo masar kabtan u ah oo sheegay in riyadiisu tahay in uu xidho garanka xidiga reer england ee wayne rooney. mar uu saxafada la hadlayey ayuu yiri axmed xasan(قائد الفراعنة : أحلم بقميص روني)

dhanka kale xulka england ayaa waxaa u safan doona ciyaaryahano mudooyinkan danbe aad u wanaagsan waxaana kamid ah Rooney Ashley Youn.Agbanlahour,Miller,barry,iyo Downing oo dhamaantood aad u wanaagsan ,

masar ayaa qiimaynta xulalka aduunka markii ugu horeysey gashay xulka 11aad ee caalamka ugu wacan,

SR News
Sarmaanyo@gmail.com
M.C.C.Nuur