Sport
J.terry iyo bridge oo iska hor imaanaya kulanka maanta.iyo qubanayaal kale oo caalami ah
Cecs Fabregas mar2aad ayaanu ka badinaynaa Stoke
Kabtanka Kooxda arsenal cesc Fabregas ayaa sheegay in kooxdiisu ay mar 2aad ka badin karaankooxda Stole City
Ciyaaryahan Wayne Bridge oo ka ciyari doona ciyaarta Chelsea iyo kooxdiisa M.City waxayna garoonka ku wada kulmi doonaan ninkii u galmooday xaaskiisa waa kabtanka chelsea J.terry dhawaanahanba saxaafada caalamka ayaa qoraysey wararka ku aadan ninka la yiraahdo J.terry oo gogol dhaaf la sameeyey xaaska Wayne Bridge Tababaraha Manchester City Roberto Mancini ayaa sheegay in ciyaar yahay Wayne Bridge uu safan doono kulanka dhex mari doona kooxdiisa City iyo chelsea.
Chelsea manager Carlo Ancelotti oo sheegay in dhamaan daawadayaasha caalamka ka daawanaya ciyaarta iyo saxaadaduba ay indhaha ku hayaan J.terry
Pique oo barcelana la galay heshiis gaadhaya 2015 ..
James Milner Waanu ka badinaynaa Man utd ciyaarta finalka Carling cup’ka
Ciyaaryahan baalka uga ciyaara kooxda astonvilla Milner ayaa sheegay inay ka badin karaan ciyaarta Finalka dhex mari oonta kooxdiisa Villa iyo Man utd ciyaar yahankan oo saxafadda la hadlayey ayaa sheegay in kooxda villa ay hada tahay koox adag horena ay uga soo badiyeen ciyaartii horyaalka mida ay barbar dhac ku qabteen
Terry iyo Bridge
- SR News
Sarmaanyo@gmail.com

