Advertisement

Sport

Chelsea oo Balasha Laga rifay Sevila iyo csk moscow oo is mari waayey

U dir saaxiib Daabaco Add Comment

Ciyaar aad u xiiso badan ayaa dhex martay labada kooxeed ee intar milan iyo Chelsea Ciyaartan ayaa ahayd mid si wayn looga xiisaynayey dunida oo dhan dad badana u hanqal taagayeen cida guushi raaci doonto.

waxaa marti loo ahaa Kooxda Inter oo joogtay Garoonka ay wadaagaan kooxda acmilan ee Sansiro

ciyaartan ayaa daqiiqadii sadexaad waa gool aad u qurux badan laga dhaliyey Kooxda Chelsea waxaan kooxda milan goolka u dhaliyey ciyaaryahan Milito oo weerarka uga ciyaara Inter,kooxda chelsea waxay dadaal dheeri ah u gashay siday ku Bareejayn lahayd Inter waxaa daqiiqadii 51 gool u dhaliyey chelsea ciyaaryahay

waxaa badal ku baxay Gool hayaha chelsea kadib markuu u adkaysan waayey kubado xoog ah oo lagu laaday.

dhanka kale waxaa ismari waayey Sevila iyo CSK Moscow oo bar bar dhac 1-1 ah ku dhamaatay

ciyaarttan oo lagu ciyaarayey Garoonka csk moscow

Kalou,laakiin kooxda chelsea way haysan kari waydey goolkii bar bar dhaca ahaa 55 markay daqiiqadu maraysey ayaa Cambiasso gool kale u dhaliyey Inter

Riix Halkan Si aad u daawato goolashii xalay

Goolkii Inter ee Milito
http://upclips.hihi2.com/Millito-24-2-2010.wmv

Goolkii Kalou ee chelsea
http://upclips.hihi2.com/kalou-24-2-2010.wmv

Goolkii Cambiasso ee Inter guushi ku raacday
http://upclips.hihi2.com/cambiasso-24-2-2010.wmv