Advertisement

Sport

man city oo afka ciida u dartay liverpool

U dir saaxiib Daabaco Add Comment

 

man city oo dhagaha ka garaacday liverpool

kooxda man city ayaa 3 iyo 0 kaga adkaatay kooxda liverpool ciyaartii labaad ee horyaalka ingiriiska,

kooxda man city waxaa u safnaa xidigo cusub oo ay kamid ahaayeen toure yaya,miller halka ay fadhiyeen david silva,bolateali,

barry oo sanadii hore kusoo biiray kooxda man city ayaa goolka koowaad dheliyey halka captanka man city carlos teves uu labadda kale uu shabaga liverpool ku hubsaday mid kamid ah goolasha teves ayaa ahaa rigoore.

kooxda man city ayaa sanadka kamid ah kooxaha ku tartamaya horyaalka ingiriiska yadoo 112 milyan lagu kharash gareeyey suuqa wax kala iibsiga.