Sport
Garoonka arsenal oo saacad horleh lagu rakibay
Garoonka Kooxda arsenal ee Emirates oo lagu rakibay saacad Cusub
Saacadan ayaa ah mod hore loogu xidhay garoonkii hore ee Arsenal waa garoonkii ay arsenal wacdaraha ka dhigi jirtaye ee
Saacadan ayaa ah mid balaceedu aad u wayn yahay isla markaana haysa darbiga ugu sareeyae ee garoonka,kulankii 1aad ee arsenal ku ciyaarto Emirates ayay 6-0 kaga badiyeen kooxda Blackpool
Highbury Saacadan ayaa garoonka Hibhbury la sudhay mudo hada laga joogo 70 Sano
SR News
Sports Reporter MCC
Sports Reporter MCC



![gun__1282550612_clock_emirates16[2]](http://sarmaanyo.com/wp/wp-content/uploads/2010/08/gun__1282550612_clock_emirates162-250x250.jpg)

