Advertisement

Sport

gool hayaha kooxda fulham oo doonaya arsenal iyo macalin wenger oo heshiis cusub la saxeexday arsenal

U dir saaxiib Daabaco Add Comment

Goolhayaha wadanka Austaralia iyo Naadiga Fulham ee wadanka Ingiriiska

Mark Schwarzer

ayaa Sheegay in uu danaynayo in uu u wareego naadiga arsenal.38jirkan ayaa sheegay in riyadiisu ay tahay in uu ka ciyaaro Garoonka Emarites Stadium ee kooxda arsenal.

Xiligan ayaad mooda in kooxda arsenal ay ka jilicsantahay dhanka gool hayaha,waxaa gool hayaha 1aad hada arsenal u ah Almunia oo u dhashay wadanka spain

dhanka kale waxaa heshiis cusub kooxda arsenal la saxeexday macalinka laga jecelyahay Arsenal ee u dhashay wadanka france macalin arsene wenger.

wenger ayaa arsenak yimi sanadii 1996 hadana heshis cusub la galay kooxdiisa arsenal xiligan oo arsenal ay Axada Soo socota la ciyaari doonto Kooxda Liverpool ciyaarta gogol xaadhka u ah arsenal ciyaartaas oo kamid ah ciyaartii ugu horaysey ee Horyaalka Dalka Ingriiska