Sport
Man. United oo ku dhow saxiixa cayaaryahan Mesut Ozil
Kooxda Manchester Utd ayaa waxaa la sheegaya inay ku adkaan rabto saxiixa xidiga wadanka Jarmalka ee Mesut Ozil.
Sida ay qoreen qaar kamid ah warbaahinta caalamka ayaa sheegaya in Ozil oo 21 jir ah ay u hanqal taagayaan naadiyo badan.
Naadiyada iska diiwaan galiyay rabitaanka Ozil ayaa waxaa kamid ah Barcelona,labada Manchester,Real Madrid,Chelsea iyo naadiyo kale kuwaas oo dhamaan doonaya inay gacanta ku dhigaan hishiiska xidigaas.

