Advertisement

Sport

David Beckham: Ma farxayo hadii aan gool ka dhalino Man united.

U dir saaxiib Daabaco Add Comment
sarmaanyo

David beckham

Laacibkii qaranka England, ahaana kabtankii hore ee Manchester united David Beckam ayaa sheegay in uusan farxayn hadii ay gool ka dhaliyaan kooxda Manchester,waxaana uu sheegay in ay layaab ku noqtay kooxdiisii iyo garoonkiisii uu kabtanka ka ahaan jiray in uu haatan tagayo isaga oo kasoo horjeeda.

David Beckam oo haatan u ciyaara kooxda Ace Milan ee wadanka Talyaaniga ayaa haatan isu diyaarinaya in uu dib ugu laabto garoonkiisii hore ee All travot isaga oo u ciyaaray Milan.

David waxaa tan iyo intii uu ka tagay kooxda Man united waxaa uu u dhexeeyay kooxaha Los angales Club iyo Ace Milan ee wadanka Talyaaniga,waxaana uu Beckam ka mid noqday ciyaartooyda ugu lacagta badan caalamka.