Sport
chelsea oo sanadkan la tagtay Koob iyo kab dahab ah ciyaartoodii ugu danbeysana la seexda 8Gool
Kooxda Chelsea oo ku guulaysatay horyaalka dalka ingiriiska kadib markii ay 8-0 kaga badisay kooxda wigan ciyaartii ugu danbeysey ee horyaalka ingiriiska waxaa 3gool oo kamid ah ciyaarta dhaliyey ciyaaryahan drogba taasina waxay ka danbeysey in uu ku guulaysto goolal badnaanta horyaalka ingiriiska yadoo abaal marin loo siiyey kab dahab ah,
Kooxda man united ayaa 1 dhibic lagaga qaaday horyaalka ingiriiska kadib markii man utd ay ka badisay stoke city ciyaaryahan rooney ayaa goolal badnaanta laga qaaday 3 gool yadoo ay drogba wada lahaayeen 26 gool halkaas oo rooney u wax gool ah keensan waayey taasina ay jaanis siisay drogba 3 gool ayuuna ka dhaliyey wigan
Kooxda Chelsea ayaa Finalka FA Cupka la ciyaaraysa kooxda sanadkan hadhay ee Portsmouth ciyaartaas oo ka dhacaysa garoonka wembley ee dalka ingiriiska
SR News
Lascanod Somalia
Sarmaanyo@gmail.com

