Advertisement

Sport

Man City oo laga Bediyey iyo Mourinho oo Roma isbaray

U dir saaxiib Daabaco Add Comment

Labada Kooxeed ee kaalinta 4aad ee horyaalka ingiriiska ku tartamayey ee Tottenham Iyo Manchester city ayaa xalay ciyaarayey ciyaartoodii ay labada kooxoodi ku kala bixi lahaayeen taas oo kamid ahayd kulamada horyaalka Ingiriiska waxaana lagu ciyaarayey garoonka Man city,

Labada Kooxood waxay soo bandhi geen ciyaar wanaag yadoo mid walba tan kale ka cabnsi qabto difaacana la isku xidhay balse ciyaaryahayn Crouch ayaa kooxdiisa daqiiqadii 82aad goolka guusha u saxeexay

Dhanka  kale kooxda Inter Milan ayaa 1-0 kaga adkaatay kooxda roma yadoo ciyaaryahanka loo maara la’yaha ee Milito uu goolka u dheliyey Milan Kulankan ayay labada kooxeed ciyaarayen copa Italia koob la yiraahdo