Kaydka Warka
Arkiifiyada ‘Sport’ Category
Weeraryahanka Barcelona David Villa Oo Rajo Ka Qaba In Si Dhaqso Ah U Soo Bogsado
Weeraryahanka gooldhaliyaha ah ee kooxda Barcelona iyo xulka Spain David Villa ayaa sheegay in ay dhowdahay waqtiga uu soo reysanayo kadib markii ay lug ka jabtay kulankii Club World Cup ee bishii December tii la soo dhaafay. Ciyaaryahanka kula… Sii akhri
Kabtanka Kooxda Aston Villa Petrov Oo Laga Helay Cudurka Leukaemia
Kabtanka kooxda Aston Villa Stiliyan Petrov ayaa lagu daweynayaa isbitaal ku yaal magaalada London kadib markii laga helay xanuunka loo yaqaan Leukaemia. Petrov ayaa lagu daweynayaa isbitaal ku yaal London waxana warkan xanuunka haya uu ku noqday… Sii akhri
Barcelona oo dhaafi weysey Ac Milan iyo Bayer oo guul muhiim ah soo gaartay (Uefa Champions League
Sports-hobyonet) Naadiyada Ac Milan iyo Barcelona ayaa is mari waayey oo gool la,aan 0-0 ku kala tegey markii ay caawa milaano garoonkeedu ku yeesheen lugta 1aad wareega sideed dhamaadka Champions League. Ac Milan oo u ka maqnaa xidigooda daafaca… Sii akhri
Ogaysiis Dhamaan Akhristayaasha SR-News
Waxaa Dhamaan Akhristayaasha Sharafta Leh ee Warbaahinta Sarmaanyo.com loogu Bishaaraynayaa In Hawlihii Shaqo ee Baahinta WararkaeeSarmaanyo.com si habsami ah dib Loogu Bilaabay,waxaa dhamaan Shacabka Reer Khaatumo ee ku xidhnaa Wararka shabaladda… Sii akhri
Kulamadii Sabtidii & Axad Horyaalka English Premier League-ga (SAWIRO)
Kulankii 9-aad ee ka mid ah horyaalka English Premier League-ga ayaa la ciyaaray sabtidii iyo axadii kuwaasi oo xiiso badan lahaa, isla markaana ay kulmeen 20-ka kooxood ee sanadkan ka qayb qaadanaya horyaalka. Shan kulan oo ay ku kulmeen 10… Sii akhri
Natiijooyinkii Maanta ee Horyaalka Primier League ee wadanka Ingriiska
Waxaa Maanta Garoomada Kala duwan ee Wadankaasi Ingriiska Laga ciyaaray Kulamadii 7aad ee Horyaalka Primier League ee Wadanka Ingriiska. Kulamadii Maanta Dhacay oo aad u xiiso Badnaa Waxa ay u dhaceen Qaabkaan. Kooxda Manchester City ayaa 0-3… Sii akhri
Man Utd Oo Xalay Dubbatay Chelsea.
Kooxda Man United ayaa cadeysatay in ay difaacan doonto Horyaalka dalka Ingariiska kaddib markii ay xalay dhulka la gashay kooxda Chelsea. Kullankii xiisaha badna ee dhex maray naadiga faca weyn ee Man United iyo naadiga Chelsea ayaa waxaa ka soo… Sii akhri
Man Utd iyo Chelsea isu fafakanaya +iyo kulamo la ciyaari doono
Waxaa diyaar garoow aad u xooggan loogu jiraa kulanka adgg ee dhex mari doona Man utd iyo Chelsea oo ka tirsan horyaalka dalka Ingariiska. Ciyaartaan dhex mareysa Manchster United iyo Chelsea waxaa geeska afrika laga daawan doonaa 6:00 maqribnimo… Sii akhri
Natiijooyinkii Horyaalka Premier League (Chelsea iyo Liverpool oo isu jawaabay(Sawirro)
Waxaa maanta la ciyaaray kulankii saddexaad ee Horyaalka Premeir League dalka Ingiriiska, iyadoo kulamada maanta ay ahaayeen kuwo xiiso gaar lahaa, Kooxaha Chelsea iyo Liverpool ayaa badiyay kulamadooda labaad ee Horyaalka Kooxda Chelsea ayaa… Sii akhri
Koox ciyaartoy kubada cagta ah oo ku biiray kooxo mucaarad hubaysan
Koox ciyaartoy kubada cagta ah oo ka kooban 17 isla markaana qaarkood ku jiraan qaranka wadanka Liibiya ayaa shaaca ka qaaday inay si toos ah ugu biirayaan ayna u taageerayaan kooxaha kacdoonka ka wada dalkaasi ee sida ba’an uga soo horjeeda… Sii akhri
