Advertisement

Kaydka Warka

Arkiifiyada ‘Wax wabarashada’ Category

Gudoomiyaha Ururka wadaniga somaliyeed oo Booqday Jamacada Camud.

Camuud: Gudoomiyaha  ururka wadaniga somaaliyeed Cabdinaasir Maxamed Shiikh Nuur ayaa booqday jamacada Camuud Ee magaalada Boorama halkaasii oo usocdaal ku kala bixiyay bartamaha  jaamacada isagoo  booqday kuliyadaha ay ka koobantahay jamacada… Sii akhri

degmada God’aale oo gobolka Sool Oo Xadhoga Looga jaray Dugsi Hoose dhexe oo Degmadaasi yeelanayso+Sawiro

 Munaasibad balaadhan oo loo qabtay furitaanka iskuulka hoose dhexe ee Goda’alo ayaa Waxaa ka soo qayb galay Wafuud badan oo ay kamid yihiin wasiirka madaxtooyada iyo maamul wanaaga puntland maxamed Faarax Ciise (Gaashaan), Kusimaha wasiirka… Sii akhri