Kaydka Warka
Arkiifiyada ‘Maxaa Cusub’ Category
Daawo Cusub oo loo helay Cudurka Dhiig garka
Cudurka dhiig karka oo ah cudurada ugu halista badan ee ay inta badan dadka ka sheegtaan ayaa la sheegay daraaso la sameeyay in loo helay dawo Cusub. Daraaso la sameeyay ayaa waxaa lagu ogaaday in Qosolka iyo dhageysiga Music-a uu dawo u… Sii akhri
Halkan ka dhegeyso heestii qiimaha lahayd ee HOOLABEEY iyo Fanaanadda Qarniga ee Saado Cali Warsame.
Halkan hoose guji si aad heesta u… Sii akhri
Dilalka Siyaasadaysan Waa Faroole Ma Dhaafto
tan iyo intii Madaxweyne Cabdiraxmaan Faroole talada Puntland la wareegay, waxa bilowday dilal qorshaysan oo lagula kacayo siyaasiyiinta, waxgaradka, aqoon yahannada, iyo culuma awdiinka, dilalkan oo badiyaa dhaca kolka Madaxweyne Faroole socdaal… Sii akhri
Barnaamij Caafimaad oo ku saabsan Halista Sigaarka
Sigaarku ma ahayn wax caalamku yaqiinay wixi ka horreeyay heliddii qaaradda Ameerika, dabadeedna gumaystayaashii reer yurub ee qaaraddaas qabsaday ayaa usoo qaaday yurub, halkaasna kaga sii faaftay dunida inteeda kale. Ururka caafimaadka… Sii akhri
Qiimaha Biyaha macaan ee lacabo oo gaadhay meeshii ugu saraysay Laascaanood
Roobkii xiliga Dayrta oo u dib u dhacay awgeed ayaa magaalada Laascaanood laga dareemayaa sare u kac ku yimid qiimaha lakala siisto foostada biyaha macaan. Baraagaha dhanka Hawdka galbeed oo ahayd halka Biyaha Macaan looga keeno Magaalada… Sii akhri
Daraasad La sameeyey Ayaa lagu ogaday in Ninka Xaaskiisa ka caawiya Hawlaha Guriga ay Keento Jacaylkooda oo Sii bata
Daraasad cusub oo laga soo saaray dalka Mareykanka ayaa lagu sheegay in ninka oo ka caawiya Xaaskiisa shaqada Guriga ay keento jacayl badan oo Reerkaa u soo kordha iyo gabadha oo ninkeeda aad ugu kalsoonaata, Daraasadan oo ay sameeyeen Culimo ka… Sii akhri
Dhagool Maqalkii Dib u Helay Ka Dib Markuu Xajka Tagay Biyaha Samsamkana Cabay
Waa mid ka mid ah awoodda uu ilaahey u leeyahay in wixii uu doonaahi ay dhaqso u ahaadaan. Iraaddada ilaahey ayay ku dhacday in Xaaji Cali Cabdiraxmaan Shariif oo 42 jir ah uu dib u helo maqalkii iyo hadalkii markii uu yimid Xaramka… Sii akhri
Shirkadda Isgaarsiinta Golis oo soo bandhigtay Adeega ILA HADAL
Shirkadda Isgaarsiinta Golis ee kamid ah Shirkadaha Isgaarsiineed ee ka howlgala dalka Soomaaliya ayaa maanta soo bandhigtay adeeg cusub oo casri ah oo ay ugu talagashay in ay macaamiisheeda ka faa’ideystaan. Masuuliyinta Shirkadda Golis… Sii akhri
