Roobab Laxaad Leh Oo Caawa Khasaare U Geystay Deegaanka Sarmaanyo Oo Ka Tirsan Gobolka Sool
Roobab Laxaad leh da’ayey Magaalada Sarmaanyo, ayaa la sheegay inay roobabkaasi khasaare hantiyeed u geysteen deegaankaasi, kaas oo la sheegay inuu dumiyey guryo badan oo magaaladaasi ka dhisnaa. Maxamed oo ka mid ah odayaasha deegaanka… Sii akhri