Advertisement

Fikradaha

MAXAY TAHAY ARINTA PUNTLAND U DHIBAATAYNAYSO SSC.

U dir saaxiib Daabaco Add Comment

     MAXAY TAHAY  ARINTA PUNTLAND 
          U   DHIBAATAYNAYSO SSC.
 
Akhristow aniga  waxay ila tahay somalidu waxay ku mahmahda amano kugu ragtay in aad ledahay baad is moodaa .Marka  waxan xasuusta shirkii lagu dortay c/yusuuf sidii kalsonida lahayd ee ay walaalehen u isticmaleyen   kurasidii hartiga loo qondeyey oo beesha ssc hungo ladiray afarta la siyey an logu tala gelin ee alaaha  awooda leh u soo diray CALI KHALIIF GALYD oo u soo dhiciyey.
 
      FIKIRKA GAROOWE BAL AN YARE TABTO
 
Akhristo1998 waa markii la isku daray ssdf iyo usp deganka ssc iyo kan ssdf labadaba midna tako kama maqneyn mamaul la yidhahdo puntland oo beelaha qar ku libaneen qana ku babe een oo ay ku wayeen dalkoodii iyo dadkoodiba .
Marka waxa layab ah dadka u dhashay deganka ssc ee jooga garoowe oo sheganaya ina ay mansab ka hayan garoowe oo an matalin dhulki iyo dakii ay ku heleen xoogaga sandarerada ah.
Waxay u kala qaybsamaan labo qaybood qaybta kowaad ,waa nimanka shegta in ay ka  mid yihiin xukuumada oo u badan gulwadayashii dawladii kacanka ilaa haddana isu qaba in ay ka mid yihiin kacankii barakeysnaa oo in ay amarak qatan moye anba waa khalad dhihi karin oo an orankaro kuwasi wax dhintay kama duwana .
qaybta labaad waa niman ka mid ah golaha sharci dajinta oo u badan tulo jog  iyo xolo dhaqto marka waxna ma diidan waxna ma kala oga waxan dhihi kara kurasida ayey qurxiyan cawskodana wa loo dadiya   wana marabi .
An u soo noqdo fikirka  rer garoowe waxay qaban in  rer ssc oo dhami sidas yahay waayo ninka anigu aan u aqaano bulacada bulacadu hadey nefsato urkeda aya laga carara isagu haddu hadlana waa la mid ee sheegta madax waynaha puntland wuxu rer ssc ugu mahmahay  {waa caligeli baay oo rer ssc wax ma qabsan karan} waxay ku helen shacabka dhibteysan ee ssc madaxweyne,raysalwasare magac ay u shegtan calamka .lacago lagu qato ceelasha batroolka nugaleed iyago oo u sheegta calamka in ay nugal leyihiin.waxa kale oo jirta wax la yidhahdo hartiga oo aniga anba aminsanahay in u yahay  waxaan jirin, oo ah waxa rer ssc kudiray walaalahodii soomaliyed sida hawiye wayo hawiye iyo ssc wax an wanag ahayn kama dhexeyo.sida belaha ugaden iyo mareexan majirto wax an wanag ahayn oo ka dhexeya beesha ssc marka waxan leyahay qofka muslimka aha labo melood mar laguma wad qaniino. walaalyal rer ssc yow an soomali xal  siino siiba reraha an kor ku soo xusay .ssc manta ciidan iyo cududba waa ledahaye aan garab istagno oo aan iska qaadno magacyada inoo baxay ee ah kashmir iyo kuwo ka xuxun.wa bilahi tawfiiq
by cartan  BY XALIIN
        

     nur abdulle <taleex1917@hotmail.co.uk>
 
 Maqaalkani waa mid u gaar ah qoraha,mana aha mid ka turjumaya fikradaha sarmaanyo.com