Advertisement

Fikradaha

Magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota ayaa shalay oo bisha Juun ahayd 26 waxaa lagu qabtay munaasabad si heer sare ah loosoo agaasimay

U dir saaxiib Daabaco Add Comment

gabadhcalan

gabadhcalan

oo lagu xusayey sanadguradii 50 ee kaso wareegatay xiligii ay Gobolada Waqooyi ee dalka Soomaaliya ay xornimada qaateen.Munaasabadan ayaa ahayd mid xarago, xushmad iyo xiiso badani ay ka muuqatay.

Xafladan lagu xusayay maalinta 26-ka Juun ayaa waxaa lagu qabtay jidka weyn ee loo yaqaano Lake Street, jidkaas oo gabi ahaanba loo xidhay munaasabadan. Goobtan ay xafladu ka dhacday ayaa kamid ah xaafadaha ay Soomaalidu aad u degantahay, ganacsigana ku leeyihiin.