Fikradaha
Dhallinyaradda SSC Ee Wax Ku Barata East Asia oo Taageeray Go’aamadii Shirkii Isimada SSC
MLAYSIA (Sarmaanyo.com) — waxaanu taageero buuxda siinaynaa go’aamadda ay soo saareen 13 Isim ee ssc go’aamadaas oo laga sugayey muddadii uu shirka balaadhan uga socday Magaaladda Buura wadal../Degmada Boocame. run ahaantiina go’aamadaasi waxay ahaayeen kuwo aanu aad ugu diirsaday, oo aan filayno inay keeni doonaan isbedel baaxad weyn oo la taaban karo.Hadaba haddii aanu nahay dhallinyarada SSC ee ku wax ku barata wadamada bariga Aasiya, waxaanu si joogta ah ula soconay shirkaasi ay isimadu u fadhiyeen, waxaana farxad gaar ahaaneed nagu abuurtay siday isimadu u muujiyeen midnimadooda, isku xidhnaantooda, oo ahayd mid meesha ka saartay madmadow fara badan.
Sidoo kale waxaanu uga mahad celinaynaa dhabar adaygii ay muujiyeen xilligii ay ku guda jireen shirka oo dhinacyo badan ay cabaqabado kaga yimaadeen, balse markii dambe isku duubni iyo isku kalsoonaan kaga gudbay iyagoo markaasi diirada saaraya hadafkooda, oo ahaa sidii ay u soo saari lahaayeen go’aamo midho dhal ah.
Mansha allah waxay farxad u soo korodhay bulshadda ssc waxaana dhalinyaradan ssc ee ku dhaqan East Asia siwacan iyaga oo wadajir ah ulasocdeen shirkaas, maadaama ay u joogaan Qaab waxbarasho ahaan..”Sida Wadamada Malaysia,Hindia,Pakistan,iyo Chinaba.” iyaga oo iska warahayana, waxay mudooyinkan wadeen Networking kulmisaya Jaaliyadahooda oo dhan, oo ay samaystaan Dhalinyaradaas SSC ee East Asia iyaga oo qaab Network ahaan ah u kala war qaadanaya, maadaama ay yihiin Jiilkii aqoonta laga sugayey inay usoo bartaan mandaqadooda.
Dhamaan dhallinyaradda SSC ee East Asia..oo sibuuxda utaageersan shirkaas ay soo saareen
Garaadada SSC ee Magaalada Buura wadal/Gobolka Sool.
Magacyadda Dhalinyaradda East Asia Ee Taageeradan Diraya.inkastoo aanan soo koobi Karin, hadaba waxaa ka mid ahaa
Mohamed Garaad Cabdiqani Garaad Jaamac.
Ahmed Mohamed indhayare.
Jamaal Cali Mohamed Kaarshe
Dr.Ahmed Elmi Ali.
Mohamed Abdirahman Musse (Basbaas)
Jamaal Ciise Rawe (Milaano)
Khadar Xasan cigge.
Nafisa Xasan Cigge
Mohamud Ali Bahnaan (Mr.bahnan)
Eng.C/qaadir Iidle Mohamed.
Mohammed hassan ibraahim
Mustafe Abdi Osman Sancad.
Mahammed Hussein.
Mahammed Siciid C/laahi bootaan.
Mukhtar muuse jama.
Cabdikayse.
Farhan Cali Geelle.
C/xafiid Shiikh Bashiir.
Mohamuud Aadan Geelle..(Gadari)
Mohamed Abdirahman Sulayman.(Caato)
C/casiis Sulayman Sancad.
Cali Ahmed Xaaji warsame.”Cali Dhuux”
Ciise Ahmed Garaad Soofe..
C/kariin Caydiid Cali Shire..”Mr.Caydiid”
Siciid Ahmed suudi.
C/ra’uuf Shiikh bashiir.
Cali abdi garnayl..
Mowliid ayjex.
Ahmed Omar bangi.
Mohamed Omar bangi.
Digaale Abdi ciise
Mohamed Cali Dheere
C/casiis Mohamed Jaamac
Siciid Iidle Abdi Dheere.
C/qaadir Siciid Xaashi (Mr.Daadiro)
Qore: Mohamed Abdirahman.(Basbaas)
Email:basbasliban@hotmail.com
Contact:0060132662839.
Countary:Malaysia/Shah Alam..Selangor.


