Advertisement

Kaydka Warka

Arkiifiyada ‘Fikradaha’ Category

Hambalyo shabakadda ceegaagmedia oo ku soo biirtay shabakadaha wararka.

Dhamaan maamulka iyo shaqaalaha shabakadda sarmaanyo.com,waxay u hambalyeynayaan shabakadda ceegaagmedia.com oo ku soo biirtay shabakaddaha wararka ee khaatumo state of… Sii akhri

GUUL IYO GOBANIMO GEESIYAASHA REER BUUHOODLE.

Sarmaanyo.com: Breaking News

Mahad oo dhan Allah ayeey u sugnaatay-Tallaabo cadoownimo iyo Howl-galka ku saleeysan aragti xun iyo caqliyad naceeyb,fidno abuurid iyo duminta hanaanka nabadeed oo bulshada deriska wadaaga ah u dhexeeyeey waana arrin jawaab cad oo ficil ahaan… Sii akhri

CAMBAAREEYNTA WEERARKA IYO DAGAALKA QABYAALADEED SNM-TU KU QAADAY BUUHOODLE.

Sarmaanyo.com: Breaking News

War-saxaafadeed ka soo baxay Dhaq-dhaqaaqa Somaaliyeed Nabadda,Midnimadda iyo Cadaaladda kuna saabsan Dagaalka iyo Colaada Maamulka S/Land ka Wadaan Degaamadda G/Cayn gaar ahaan Degaamada Magaaladda Buuhoodle oo ah goob ama degaan ka madax banaan… Sii akhri

YAA XOR AH OO AAN LA GUMAYSAN.

Dadka Soomaaliyeed gaar ahaan iyo ummadaha Islaamka ah oo dhan guud ahaan waxaa qalbigooda si buuxd ugu duxay dhaqankii habka ay u fekeraan dadka aan islaamka ahayni. Waxaan arkaa dadka Soomaaliyeed oo u hadlaya, u dhaqmaya ama u fekereya sidii dad… Sii akhri

DHALIISHA CULUMADA SOOMAALIYEED

Soomaalida dhan u faw ma laha culumo iyo caamaba, hase yeeshee mas’uuliyadda waxaan tuurta u saarayaa culumada. Culumada diintu xil Alle saaray ayaa jira oo laga doonayo in ay gutaan. Xilkaas gudasha la’aantooda ayaa ku eedaynayaa. Sida la wada… Sii akhri

Maxaa iska Baddalay Teegeeradii ay u hayeen dadka Soomaalida ah Ururka AlQacida Shaley

Ka hor 9 sano markii ay dhaceen qaraxyadii lala beegsaday daaraha Maraykanka ee lagu tuhunsanyahay inay gaysteen Ururka Al Qaacida  waxaan goortaas joogay magaalada Bossaso ee xarunta gobolka Bari anoo ahaa arday dhigta Dugsiga sare halkaas oon… Sii akhri

Haweeney xubinta taranka ka jartay nin ay u shaqeyneysay

Ciidamada Dubai ayaa sheegay maalinimadii isniinta in haweeney u dhalatay dalka Ethiopia oo u shaqeeneysay nin u dhashay dalkaasi Imaret-ka ay ka jartay xubinta taranka iyadoo u adeegsatay Mindi., durbadiina ninka waxaa loola cararay isbitaal si… Sii akhri

KALA MAQAN SOMAALIYEE​Y ISKU MAQAN SOMAALIYEE​Y

Suugaanta Somaaliyeed ayaa weligeedba kaalinta hormuudka lahaan jirtay dhanka gaarsiinta fariinta iyo wacyi-gelintaba marna lama illaawi karaayo doorkeedii xiligi halganka xariyadda iyo madax banaanidda oo la oran karaayo kaalinta… Sii akhri

FANKA IYO SUGAANTA SOMAALIYEED KAALINTOODII DAYACIN

Fanka iyo Sugaanta Somaaliyeed ayaa kaalinta hormoodka ka soo qaatay halgankii xoriyad doonka iyo la dagaalkii gumeeysiyadii kala duwaana cadaan iyo madoowba lama illaawi karaayo doorkii weynaa ee wacyi-gelinta,hanuuninta iyo bulsho kicinta… Sii akhri

Murugada Maxaa lagu Daweeyaa Qalinkii Mohamed Ahmed Ilkacase

Nairobi Haddaad u kuur gasho nolosha Bulshada Soomaaliyeed ee maanta, waxaad mooddaa in Murugada, Wel-welka, Tiiraanyada iyo fekarku noqdeen qayb nolkoshooda ka mid ah, mid yar iyo mid wayn, mid dal jooga iyo mid dibed jooga, mid Taajira iyo mid… Sii akhri