Sarmaanyo.com

BISHAARO BISHAARO,dadweynaha reer UK iyo xafladii sanadka oo loo qabanayo Khaatumo state of somalia
London,(sarmaanyo.com)- Waxaa la ogeysiinayaa ummadda Soomaaliyeed ee ku nool magaalada London, in la qabanayo Xafladii sanadka taasoo taageero Khaatumo State,xafladan oo aan mid la mid ahi hore uga dhicin london ayaad kala kulmi doontaa, madadaalo iyo suugaan maskaxdaada mahadho ku reebta. Hadaba ha moogaan oo yaanay ku seegin.

Halyeeyadii qaranka soomaaliyeed Saado Cali Warsame iyo heestii cusbayd ee kibirkii maxaa helay!!!!
Sarmaanyo.com:-Fanaanadii qaranka soomaaliyeed iyo sidii lagu yaqaanay heesaheeda,ayaa waxaa ugu dambaysay heestii la magac baxday kibrkii maxaa helay ,ee hoos ka dhegeyso.

Download audio file (Kibirka11.mp3)

Faah faahin ku saabsan Qaraxa Baladweyne
Faah faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa qaraxii ay saakay magaalada Baladweyne ka geysteen malleeshiyada Al-Shabaab, kaasi oo lala beegsaday xarun ay ciidammada Ethiopia ku sugnaayeen.

Wararka laga helayo magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegay in qaraxa uu ka dhacay Bar koontarool oo ku taala agagaarka xarunta gobolka Hiiraan, iyadoo qaraxa loo adeegsaday gaari nuuca xamuulka ah, wararka ayaa sheegaya in khasaara uu yahay mid kooban maadama aysan jirin ci  rayid ah oo wax ku noqotay qaraxaasi.

Qaraxa maanta ka dhacay magaalada Baladweyne ayaa la sheegay in maalmo ka hor la sii saadaaliyay, iyadoo q qarxana laga celiyay Hotelka ay ku sugan yihiin wafdiga dowladda Soomaaliya ee uu hoggaaminayo wasiirka Qorsheynta iyo Iskaashiga caalamiga C/llaahi Goodax Barre.

Xaaladda magaalada ayaa kacsan, waxaana xiran gabi ahaanba goobaha Ganacsi iyo dhaq dhaqaaqyada shacabka iyo gaadiidka, sidoo kale waxaa magaalada isku hareereeyay ciidammada dowladda Soomaaliya iyo ciidammada dowladda Ethiopia oo baaritaan ka wada gudaha magaalada.

Illaa hadda ma jirto cid masuul ah oo ka hadashay qaraxaasi, iyadoo wararku ay sheegayaan in ciidammada ay ka gubayaan magaalada si baaritaanka loogu guuleyso, mana jirto khasaare baaxad leh oo uu geystay qaraxaasi ay malleeshiyaadka Shabaab Baladweyne ka geysteen.

HAMBALYO Dhalashada Maxamed khaatumo.
Dhalasho cawo iyo ayaan leh

Anagoo kala  ayeeyo canab, ayeeyo khadiijo, ayeeyo xaliimo,hooyo aamina, hooyo saynab maxamed maxamuud goole iyo dhamaan reer maxamed maxamuud goole, habo ruqiya cali dheere, yurub cumar cali, xayaad maxamed axmed khadra c/kariim maxamuud iyo Farduus C/kariim Maxamuud iyo caruurteeda, farax cabdi cali,Nasra C/kariim Maxamuud, Fadumo Maxamed Cali, Xafsa Saleeban Cali, C/kariin Cali Maxamuud, Jamac Cumar Cali dhamaan reer Cali dheere dhamaan reer Maxamed Axmed dhamaan reer Xasan Qarash, Layla Xirsi Goox, Farxiya Xasan Dalmar dhamaan reer Maxamuud Wagad dhamaan reer Farax Bare iyo dhamaan reer Barre Diiriye.

dadkaasi oo kala joogga dalka gudihiisa iyo dibaddaba,waxay dhamaantood  tahniyad u dirayaan.

C/weli Faarax Barre

Iyo

Xiis Cali Maxamuud

Oo dhowaan wiil ugu dhashay magaaladda laascaanood.wiilkaas oo loo bixiyay:-

Maxamed Khaatumo

Waxaanay leeyihiin ilaahay ha ka dhigo kii dalkiisa iyo diintiisa iyo dadkiisaba anfaca.

aammiin.

Hadaanu nahay bahda shabakadda sarmaanyo.com, hambalyadaa mid la mid ah ayaanu u diraynaa Maxamed Khaatumo.

Hambalyo shabakadda ceegaagmedia oo ku soo biirtay shabakadaha wararka.
Dhamaan maamulka iyo shaqaalaha shabakadda sarmaanyo.com,waxay u hambalyeynayaan shabakadda ceegaagmedia.com oo ku soo biirtay shabakaddaha wararka ee khaatumo state of somalia.

Madaxdii iyo maamulkii khatumo state of somalia oo lagu dhawaaqay, badankoodana la dhaariyey.
Taleex,(sarmaanyo.com)- Waxaa hadda lagaga dhawaaqay Berdaha Khaatumo ee Magaalada Taleex, xubnaha hogaanka u qabanaya maamulka Khaatumo-

xubnahan ayaa la sheegay inay xilka haynayaan muddo gaadhaysa 18 bilood, si looga baxo xaalada adag ee lagu jiro. iyadoo hadda loo dhaariyey xilkii qaar kamid ah.

Waxaa si ku meel gaadh ah loogu doortay magaalada Taariikhiga ah Taleex inay noqoto Caasimadda maamulka Khaatumo.

Waxaa iyana lagu dhawaaqay in Golaha Wakiiladu ka  koobnaan doono 47 xubnood oo 9 ka mid ah loo qoondeeyey inay noqdaan Hablaha Khaatumo.

Magacayada Golaha madaxtooyada ayaa kala ah:

- Axmed Cilmi Cismaan (Karaash)

- Maxamed Yuusuf Jaamac (Indhosheel)

-  Cabdibuur Cilmi Qaaji (Biindhe)- (Dib baa laga dhaarinayaa)

Magacayada Golaha Wasiirada:

1. Xuseen Saleebaan Xaaji Axmed (Dabay)-  Wasiirka Wasaaradda Xidhiidhka Caalimiga iyo Jaaliyadaha

2. Maxamed Ducaale Cabdi- Wasiirka Amniga Qaranka

3. Cismaan Axmed Jeex- Wasiirka Wasaaradda  Maaliyadda

4. Cabdikariim Faarax Dhaaye- Wasiirka Wasaaradda Horumarinta iyo Khayraadka Dabiiciga

5. Maxamuud Diiriye Cabdi Joof- Wasiirka Wasaaraada Adeega Arrimaha Bulshada

6. Yasiin Axmed Sulub- Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha

BBC oo ka waraysatay Maxamed Cali Cilmi weerarkii dhinaca internet ka ee Kenya (Cod)
Laanta afka Soomaaliga ee BBC ayaa ka xog waraysatay Maxamed Cali Cilmi oo ku xeel dheer dhinaca shabakadaha internet-ka weerar lagu soo qaaday website-yada dawlada Kenya.

Weerarkan ayaa sababay in hawada laga soo in ka badan 100 shabakadood oo ay leedahay dawlada kenya waxaana weerarka laga sooq aaday dhinaca dalka Indonesia.

Halkan ka roggo Maxamed Cali Cilmi oo BBC arinkaa uga waramay

Somali Channel oo Ka jawaabay eedeynta shirka Taleex (Dhagayso)
Maammulka Taleefishinka Somali Channel ayaa ka jawaabay eedeyan loo soo jeediyay oo ku sabasan hakinta wararka shirka Khaatumo ee Taleex ka socda.

Somali Channel ayaa ku tilmaamay eedeyntaasi waxba kama jiraan iyagoo sheegay in ay muddaddii shirka bilawga ahaa ay aad uga warameen hase ahaate uu hada galay arimo siyaasadeed.

Axmed Maxamed Jaamac (suufi) oo ka mid ah maamulka Somali Channel ayaa sheegay in TV-gu uu si isku mid ah u tabiyo dhamaan wararka dadka ku hadla afka Soomaliga balse wararka hada laga faafiyey ay dhaqaalo ku raadsanayaan dhalinyaro uu sheegay in laga eryay Somali Channel.

Halkan ka roggo warays uu Suufi siiyay Taleex Media.

Halkan ka roggo warays uu Suufi siiyay Taleex Media.

xigaasho  taleex .net

Qabanqaabadda Xafladda Lagu maamusayo Maamul goboleedka KHAATUMO STATE OF SOMALIA ee london,iyo heestii KHAATUMO loo igmaday abwaan C/xakiin Aadan xasan RUUSH.
Qabanqaabadda Xafladda Lagu maamusayo Maamul goboleedka KHAATUMO    STATE OF SOMALIA ee  london,iyo heestii KHAATUMO loo igmaday abwaan C/xakiin Aadan xasan  RUUSH.

Sarmaanyo.com :- Qabanqaabadda Xafladda Lagu maamusayo Maamul goboleedka KHAATUMO STATE OF SOMALIA ee magaaladda london,ayaa aad looga dareemayaa dhamaanba cariga ingiriiska.

Waxaa qabanqaabadda laf dhabar u ah ururka dhalinyaradda SSC ee SUDO, oo ay la shaqaynayaan gudiyo qabanqaabo oo ka socda jaalliyadda SSC ee Dalka UK.

Waxaa hadaba ku talagalka xafladaasi wehilisa heesta u gaarka ah KHAATUMO STATE OF

SOMALIA oo loo Igmaday Abwaanka weyn ee C/xakiim Aadan xasan (RUUSH),oo

ah abwaanadda u dhashay degaanka SSC ee aadka loo yaqaano.

taasoo isaga gaar loogu maamusay inuu ,maskaxdiisa ka soo shiilo heestaan oo

dhamaystiran.

Hadab Cabdixakiim Ruush waxaa lagu yaqaanaa,heesihiisii iyo gabayadiisii murtida lahaa ee ay ka midka ahaayeen:-

Sidii roob qayoodoo,    qoonyaha Nugaaliyo qalcadii taleex helay,

lagu wada qabooboo,    dhirta ubaxu qariyoo shimbiruhu ka qayshaan.

Ereyadan oo ku jirtay Heestii QAALI LUULA.

Waxaa Kaloo ka mid ah Suugaanta abwaanka oo aan lasoo koobi karin Heestii caanka ahayd ee Xaragaga. Halkan hoose ka dhagayso Heestii XARGAGA.

Download audio file (11-Heestii-Xargaga-By-Abwaan-Cabdi-xakiin-RUUSH2.mp3)

. Ama linkigan riix.

http://www.allsomalimusic.com/uploads/songs/Dream_Team/11%20-%20dream%20team.mp3

Waxaanu abwaanku ballan  qaadayaa inuu dhowaan soo gudbin doono heestaa oo aad

dhegehiina ku maqli doontaan.

Waxaan hadaba dhamaanteen  uga minan fadhinaa abwaanka iyo heestii KHAATUMO STATE OF SOMALIA  IYO XAFLADDA MAAMUL GOBOLEEDKAAS.

Waxaan dhowaan idiin soo  gudbin doonaa waraysi cod ah oo aanu la yeelanay Abwaan RUUSH.

sarmaanyo.com

GUUL IYO GOBANIMO GEESIYAASHA REER BUUHOODLE.
Mahad oo dhan Allah ayeey u sugnaatay-Tallaabo cadoownimo iyo

Howl-galka ku saleeysan aragti xun iyo caqliyad naceeyb,fidno

abuurid iyo duminta hanaanka nabadeed oo bulshada deriska wadaaga

ah u dhexeeyeey waana arrin jawaab cad oo ficil ahaan loo direey

u hadalkii Madaxweynaha Maamulka S/Land(Siilaanyo)oo sabtidii ku

dhawaaqay colaad iyo dagaal xaq darro ah oo lagu qaado beelaha SSC

iyo degaamadooda,waana jaha-weereerka iyo walaaca Maamulkaasu ka

qabo go’aamadda dhaxal galka ah iyo Maamulka looga dhawaaqay Shirka

Qarniga ee Khaatumo2 Taleex.

Soorogo

Tallaabadan duulanka ah iyo awooda adeegsiga ku saleeysan laguna

weeraray degaanka Buuhoodle(Cayn)ayaa cadeeyneeysa dagaal oogenimada

iyo colaad abuurida Maamulka S/Land oo u xuubsiibteey habkii Jabhadnimo

iyo sawiirkiisa xaqiiqada ee hab beeleedka(Qabyaalad ama Reernimo)waana

mid meesha ka saareeysa sheegashadii iyo nabadgelyo ku faanidii oo maanta

been noqotay maadaama weerarka iyo dagaalku dhinacooda ka yimi weliba sida

Siilaanyo warbaahinta ka Iclaamiyeey Sabtidii 14-01-2011,nasiib wanaag iyo

Allah Mahadii in weeraarkaas lagu guul-dareeystay bulshada reer Buuhoodle

sidii ku habooney oo shareecadu dhigeyso naftooda iyo degaankooda u difaaceen

iskana caabiyeen Meeshiyaadkii soo duuleey xaq darada iyo gardarada cad ku

socdeey waana jawaab cad oo eey siiyeen Hadalkii-Mudane-Siilaanyo iyo cashar

kale oo eey u dhigeen Meleeshiyaadka S/Land,kala fogaanshaha,dhaawac deris

wadaaga iyo is-dhexgalkii bulshada iyo wajiga colaad abuurida waa masuuliyada

S/Land.

Hadii ujeedada ka dameeysay weeraarkaas iyo colaad oogidaas tahay carqalad

gelinta go’aamadda dhaxal galka ah ee Shirka Khaatumo2 Taleex iyo aayo ka

tashiga midnimada buuxda ku saleeysan oo beel-weynta Daraawiishta SSC gaareen

waa aragti gaaban,waayo aragnimo xumo iyo been ku maaweelitii 20-ka sano ka

socoteey Hargeeysa waana jababkii hore ama guul daro cusub oo ku biireeysa kuwii

hore,waxaan filaayaa hadii caqligu talinaayo ama in yar oo garasho wanaag ahi ku

hadhsan tahay Maamulkaas iyo shacabkiisaba in eey runta u soo noqdaan beel xooga

iyo hanjabaad lagu muquunin karaa aaney jireen(waayuhuna markhaati ka yahay)kala

fogeeynta iyo colaad beeleed abuurida ayaa dhaawac weyn ku ah shakhsiyad Masuulinta

Maamulka S/Land,waxaa amaan,bogaadin iyo hambalyoba mudan hadal gobeedkii,xikmadii

iyo habkii af-tahan-nimo ee Proff-Cali Khaliif Galeydh ku bixiyeey wareeysigii VOA-ka

oo weliba su’aalaha habka weriye-nimada ka baxsaan loo dhigaayeey,laakiin Proff-Cali

hab qeexan ku tibaaxay kuna sheegay ujeedada khaatumo2 Taleex iyo go’aanka maamul ku

dhawaaqida oo ah lagama noqdaan(Proff-Cali Halyeey darwiishnimada ku banaan)Hambalyo

geesiyaasha reer buuhoodle.

-Guul Iyo Gobanimo).

-Qorre-Ustaad-Xassan C/Laahi Sh.Maxamed(Xassan Carab)-

-sharifhassan50@hotmail.co.uk