Breaking news. Wariye Xuseen Abdulaahi Xasan oo maanta ka soo baxay xabsiga Malta.+Dawo Sawirada

Sawir

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Waxaa maanta si rasmi ah uga soo baxay xabsiga weyn ee ku yaala magaalada Malta ee dalka Malta Wariye Xuseeen Cabdulaahi xasan oo muddo 5 bilood iyo 15 beri ku jirey xabsiga dhexe ee dalka malta.

 

Wariye xuseen cabdulaahi ayaa waxa ay xiritaanksiisa ka danbeeyey kadib markii uu si sharci daro ama tahriib ah ku soo galay dalka Malta.

 

 

Wariye Xuseen cabedulaahi xasan oo ah wariye u soo shaqeyn jirey dawldii federaalka ee TFG ee Magaalada Baydhabo ayaa waxa uu muddo ku xirnaa dalka malta waxaana uu ka mid ahaa wariyayaasha sida weyn looga yaqaano dalka soomaaliya.

Sawir2

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Wariyahan ayaa hada waxa uu dib u helay xoriyadiisa iyadoona soo deyntiisa ay gacan weyn ka geysatay hay,adda u dooda xuquuqda Wariyaayaasha marka la soo gaabiyo loo yaqaano RSF REPORTERS WITHOUT BORDERS SANS FRONTERS.

Sawir3

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Ugu danebeyntii wariye xuseen cabdulaahi xasan ayaa haatan waxa uu yahay mid cafimaadkiisa uu aad u fiican yahay iyadoona mudadii uu xabsiga ku jirey ay si weyn ula xiriirijirtay hay,adda RSF

 

 

Sarmaanyo Medaia News,