Kaydka Warka
Arkiifiyada February, 2012
Xaflad heersare loo soo qabanqaabiyay ayaa ka dhacday dalka Holland,iyadoo ay kala soo qayb galeen jaalliyadda dalka Belgium.Halkan ka daawo(video).
Sarmaanyo.com:- xafladaasi oo ka duwanayd xafladihii hore loogu qaban jiray dalkaas.Uma baahna faahfaahin badan ee halkan ka dheeho…. Sii akhri
Madaxwaynaha Maamulka Khaatumo State oo Siwayn Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Sarmaanyo (Sawiro)
Madaxweynaha maamulka Khaatumo State Axmed CilmiCismaan ( Axmed Karaash) iyo wafti uu horkacayo ayaa saaka kasoo anbaxay magaalada Taleex waxayna in dhanayn kumareen deegano tirabadan oo iyadoo halkaasina siwayn loogu soo dhawaynayey… Sii akhri
Markale halkan ka daawo heestii astaanta calanka khaatumo state of somalia.oo ay fanaaniintii qaadayaan.waana ereyadii Ruush aadan.
Halkan ka daawo iyadoo fanaaniinta reer london,live u… Sii akhri
Halkan ka daawo heestii calanka khaatumo state of somalia.Erayadii Abwaan Ruush Aadan Xasan Dhooble,laxankii C/nuur Jaaz,musigii C/salaan jimmy.
Sawiradda waa Aftaag production, farsamadda sarmaanyo.com iyo… Sii akhri
Hawenka Gobolla Sool oo Kaalmo Lacageed Soo gaadhsiiyey Haweenkii iyo Caruurtii Walidiintood Ku Naf waayen Dagaalki Gobolka Cayn+SAWIRO
Haweenka magaaladda laascaanood ayaa deeq lacageed soo gaadhsiiiyey Agoomihii iyo xaasaskii ay ka taqaan Mujaahidiintii ku geeriyooday dagaaladii Buuhoodle ka dhacay dhawaanahan waxana ay lacagta ku wareejiyeen Haweenka Laascaanood… Sii akhri
Xaflad si qurux badan loo soo agaasimay ayaa ka dhacday magaalada Sandiago ee gobolka Calafornia, xafladan ayaa waxa soo abaabulay bulshaweynte u dhalatay gobolka Khaatumo State ee Soomaaliya.
Xafladan ayaa waxa ka soo qayb galay mas’uuliyiin badan oo isugu jirta culimo, hooyooyin, arday, shaqaale, madaxdii dowladii hore ee Soomaaliya, qaar ka mid ah madaxda dowlada federaalka ee Soomaaliya, aqoonyahano, abwaano, iyo musharaxiin u… Sii akhri
Guddiga Doorashada Puntland oo Baadi-goobaya Ergadii Dastuurka u ansixin laheyd
Guddiga Doorashada Puntland oo Baadi-goobaya Ergadii Dastuurka u ansixin laheyd Dadku waxay taariikhda u keydsadaan in ay dib u eegaan oo wixii fiican laga qaato, wixii xuna oo la Eedana laga digtoonaado. Jiilasha kala dambeeyana taariikhdu… Sii akhri
BISHAARO BISHAARO,dadweynaha reer UK iyo xafladii sanadka oo loo qabanayo Khaatumo state of somalia
London,(sarmaanyo.com)- Waxaa la ogeysiinayaa ummadda Soomaaliyeed ee ku nool magaalada London, in la qabanayo Xafladii sanadka taasoo taageero Khaatumo State,xafladan oo aan mid la mid ahi hore uga dhicin london ayaad kala kulmi doontaa, madadaalo… Sii akhri
