Kaydka Warka
Arkiifiyada 2010
Ururka Ahlusunna Waljamaaca oo kulan la qaatay mas’uuliyiin ka tirsan hay’adda UNICEF
Maamulka Ahlusunna Waljamaaca ee ka arrimiya degaanno ka mid ah Gobolka Galgaduud ayaa kulan la qaatay wafdi ka socday hay’adda Qaramada Midoobay u qabailsan carruurta ee UNICEF. Wafdi ka socda hay’adda UNICEF oo shalay gaaray gobalka… Sii akhri
Degmada Jowhar oo laga mamnuucay qaadka iyo sigaarka
Wararka naga soo gaaraya degmada Jowhar ee xarunta Gobolka Sh/dhexe ayaa sheegaya in mamulka xarakada Al-shabaab ee degmadaasi ay soo saareen amar lagu mamnuucayo Qaadka, Sigaarka iyo Tubaakada oo ka mid ah balwadaha ay isticmaalaan… Sii akhri
Barlamaanka DKMG ah oo ka doodaya miisaaniyada qaranka
(SRNNEWS) Xildhibaannada baarlamaanka Soomaaliya, ayaa maanta waxay Muqdisho ku yeelan doonaan kulan ay kaga doonayaan miisaaniyadda Dowladda, taasoo bishan horraanteedii ay soo meelmariyeen golaha wasiirrada, loona soo gudbiyay… Sii akhri
Gogalaha maanka ee qaramada midoobay oo isku raacay in la kordhiyo ciidam AMISOM ee soomaaliya jooga
(SRNNEWS) Golaha ammaanka ee Qarammada Midoobay, ayaa isku raacay shalay oo Arbaco ahayd kaddib kulan ay ka yeesheen arrimaha ciidammada AMISOM, in tirada ciidammadaas la kordhiyo, sidoo kalena la kordhiyo xilli howleedkooda Soomaaliya. Go’aanka,… Sii akhri
wararka ka imanaya magaalada Nairobi ayaa sheegaya in goob basaska looga raaco magaalada kambala ee dalka ugandha qarax uu k adhacay .
qaraxaan oo si weyn loo maqlayey ayaa warku intaa ku darayaa in ay ku dhawacmeen ilaa lix qof sida ay sheegayaan warar hor dhac ah oo ka soo baxay . Goobta qaraxu ka dahcay ayaa lagu sheegay in ay ka mid tahay halka loo yaqaano town-ka sxbtown-ka… Sii akhri
Sool-1-0 Banadir– Haafki Hore
Xulka Gobolka Sool ayaa hal gool iyo Eber ku hogaaminaya Ciyaarta Ay la ciyaarayeen Xulka Banadir ee Koobka Gobolada Somaliya Lanbar 10ka Gobolka Sool Axmed Faarax(XINE) ayaa Goolka u dhaliyey Gobolka Sool La soco Natiijada Danbe ee dhaaadka… Sii akhri
Xukuumada KMG Soomaaliya oo ku dhawaaqday inay u bilaabmeen 100kii maalmood oo ay amaanka kusoo celin lahayd.
Xukuumada KMG Soomaaliya ayaa waxa ay ku dhawaaqday markeedii ugu horeysay inay u bilaabatay Boqolkii maalmood oo ay amaanka Magaalada Muqdisho ay ku soo celin lahayd iyo guud ahaan dalka Soomaaliya. Wasiirka Arimaha gudaha iyo Amniga Qarana ee… Sii akhri
Kulamadii Horyaalka Ingiriiska oo Baraf Dartii u Baaqday Man-Utd Vs Chelsea
Ciyaaro aad u xiiso badan oo kamid ahaa Horyaalka Ingiriiska ayaa Baaqday Kadib markii Wadankaasi ka da’ay Baraf Xoogan Kaasi oo mudo 50 Sano ah ka da’in wadankaasi Ingiriiska, Ciyaarta aadka loo sugayey ayaa ahayd ciyaartii dhex mari lahayd… Sii akhri
Xukuumada KMG oo balan qaad u sameysay Ciidanka Naafada.
Wasaarada Gaashaandhiga Xukuumada KMG Soomaaliya ayaa maanta sheegtay in xaquuq la mid ah midda Ciidamada dowladda KMG Soomaliya la siin doono ciidanka naafada xooga dalka Soomaaliyeed eek u jira Isbitaalka Martiini. Ra’iisul wasaare kuxigeenka… Sii akhri
