Advertisement

Kaydka Warka

Arkiifiyada December, 2010

Banaadir Vs Bari (1-0) Gobolka Banaadir oo hantiyay koobkii gobollada Soomaaliya.

Sarmaanyo.com: Breaking News

 Sarmaanyo-Garowe:- Waxaa galabta ciyaar aad uxsiio badan ka dhacday garoonka Mire-awaare ee magaalada Garowe. Ciyaartaasi oo ahayd mid aad uxiiso badan soona afjaraysay koobkii 18aad ee loo qabto gobollada Soomaaliya. Ciyaartan ayaa waxa ay ku… Sii akhri

Barlamaanka DFKG ayaa xukuumada ka codsay in ay joojiyaan heshiiska shirkada SARASEN

Baarlamaanka DFKG ee ayaa xumada ra,iisal wasaare farmaajo ka codsay inay joojiyaan dhamaan shirkadaha  dhanka amaanka qaabilsan ee ay heshiiska la galeen sida shirkada SARASEN oo shawaan xukuumadu sheegtay in ay heshiis la gashay. Dhinaca kale… Sii akhri

Dhismaha Dabaqa Labaad ee masjidul Jaamaca Laascanood oo bilaabmay. Sawiro–Video

Waxaa maanta La bilaabay dhismaha Dabaqa Labaad ee masjidul Jaamaca Laascaanood, Dhismaha Dabaqan ayaa waxaa gacanta ku haya Masuuliyiin iskugu jira culimadda G/sool iyo ganacsato Reer Sool ah, Gudiga Dhismaha Masjidul Jaamaca ayaa maanta… Sii akhri

Go’aamadii kasoo axay shirkii Go’aalo oo orginal ah

Sii akhri

Wiil Dhalinyaro ah oo reer Lascanod ah oo soo Bandhigay Qalab Casri ah uu Sameeyey.+VIDEO’

C/qaadir maxamed Jaamac waa Wiil Dhalinyaro ah wuxuu ku noolyahay Caasimada Gobolka Sool eeLascanod Somaliya Wuxuu soo Bandhigay Qalab Casri ah oo C.qadir gacantiisa ku Sameeyey Kaasi oo aan dhamaanba Gobolka Sool CidiHore ugu… Sii akhri

Al shabaab oo u hanjabtay Maraykanka

Hogaamiyaha xarakada Al shabaab mujaahidiin ayaa ugu hanabay Maraykanka in ay weeraro ku qaadi doona, mid ka mid madax sare sare ee koodaax Fu,aad maxamed khalaf ayaa warbaahinta u sheegay in weerarayaan wadanka Maraykanka “waxaanu ugu baaqaynaa… Sii akhri

Baraf wata duufaan oo ku habsaday Maraykanka

waxaa uu ku habsadday baraf xoogan oo wata duufaan iyo dabaylo gobolada xeebta bari xiga ee wadan ka maraykanka ,gobolo ay ka mid yiihiin Massachusetts Maine iyo Boston ayaa lagaga dhawaaqay xaalad deg dega ah, sidoo kale waxaa albaabada loo laabay… Sii akhri

Booliska Ingiriiska oo qabqabtay dad looga shakisanyahay Falal Argagixisnimo

Booliska dalka Ingiriiska ayaa sheegay in ay gacanta ay kusoo dhigeen 9 qof oo looga shakisanyahay falal argagixisnimo lagana soo kala qabtay meelo kala duwan oo dalkaas kamid ah Dadkan ayay Booliska dalka Ingiriiska sheegeen in dhamaantood… Sii akhri

kulan dhexmaray gudoomiyaha baarlamaanka somaliya iyo dhegiisa Iran

lran Gudoomiyaha baarlamaanka IRAAN   CALI LAARIJAANI oo sheegay in qalaasaha siyaasdeed ee somali ka jiraa ay mas,uul ka yihiin gacamo shisheeye hadalkan ayuu wuxuu ka sheegay kulan ay yeesheen gudoomiyaha barlamaanka SOAMALIA Shariif xasan… Sii akhri

Baaq ka soo baxay gudiga dhuxul joojinta ee deegaanka sarmaanyo

Baaq ka soo baxay gudiga dhuxul joojinta ee deegaanka sarmaanyo Ku: Beesha  Maxamuud Garaad Bari Og: Isimada Dhulbahante Og: Beelwaynta  Dhulbahante Og: Beel waynta  Daarood UJEEDO: Baaq : Guddiga Joojinta dhuxusha iyo Ilaalada… Sii akhri