Kaydka Warka
Arkiifiyada September, 2010
Xidiga real madrid iyo Brazil ee KA’Ka’ oo Xaaskiisa Hees u qaaday iyo heestaas oo lagu Shaaciyey Suuqyada Caalamka+VIDEO
Waxaa muuqata in laacibka qadka dhexe ee kooxda Real Madrid Kaka uusan ku koobnaanin guulaha uu ka soo hoyiyay dhanka kubada cagta , waxaase uu haatan doonayaa in uu ku hormaro dhanka Fanka iyadoo uu duubay album heesa ah oo xaaskiisa… Sii akhri
lacagta Budh cad Badeeda La siyo ha la siiyo dowlada somaliya Masul u hadlay Dowladda Kenya.
Dowladda Kenya ayaa Midowga Yurub ugu baaqday in dhaqaalaha faraha badan ee ay ku bixinayaan la dagaallanka Burcad badeedda ay siiyaan dowladda Soomaaliya si loogu guuleysto ammaan ka hirgala biyaha iyo birriga Soomaaliya. Wasiirka arrimaha… Sii akhri
Madaxweyne Shariif oo la kulmay Ban Ki Moon iyo wasiiro ka socda Ingiriiska iyo Italy
Madaxweynaha Soomaaliya mudane Sh Shariif Sh Axmed ayaa kulamo la qaatay Xog-hayaha guud ee Qaramada Midoobay iyo Wasiirro ka socda dowladaha Taluyaaniga iyo Ingiriiska. Madaxweyne Shariif ayaa kulan la qaatay Ban Ki Moon oo ay ka wada… Sii akhri
Dowladda Talyaaniga oo ku baaqday in taageero dhab ah la siiyo Soomaaliya
Dowladda Talyaaniga ayaa beesha caalamka iyo Qaramada Midoobay ugu baaqday in ay kordhiyaan balanqaadka wax looga qabanayo dhibaatada ka taagan wadanka Soomaaliya. Wasiirika arrimaha dibadda ee dowladda Talyaaaniga Franka Frantiini ayaa… Sii akhri
Gudoomiyaha Gobolka sool oo Kulan La qaatay Macalimiinta Iskuulada Laascaanod
Badhasaabka Gobolka sool C/laahi Jaamac ayaa Kulan kula qaatay Hoolka Jaamacadda Nugaal ee Magaalada lascanod,Gudoomiyaha Gobolka sool ayaa macalimiinta ka hawl gala iskuuladda Magaalada Laascaanod kala Hadlayey sidii loo Hor marin lahaa Wax… Sii akhri
Kooxaha Burcadbadeeda Soomaalida oo qafaashay Markab xamuul.
Kooxaha burcadbadeeda Soomaalida ayaa maanta waxaa ay afduubteen Markab Xamuul ah oo marayay biyaha Gacanka Cadmeed, iyadoo aan wali wax hadal ah aan ka soo bixin shaqaalihii saarnaa Markabkaasi iyo kooxihii burcadbadeeda aha ee… Sii akhri
Ciidamadda PIS ta oo Caawa Ku dilay Bosaso Nin u reer Lascanod ah oo Dhanka Maskaxda ka jiranaa
sida aanu wararka ku helayno waxa caawa fiidkii Lagu dilay magaalada Boosaso ee Xaruunta gobolka bari Nin u dhashay Gobolka Sool Ninkaas oo ahaa mid Xaga dhimirka jmiran ayaa Ciidamada PIS ee loo yaqaan Shahaado la dirirku ku dileen magalada… Sii akhri
Mudanaayasha Baarlamaanka Soomaaliya oo kulankoodii maanta loogu qeybiyay Qoraalo ku saabsan ansixinta Xubno ka mid Guddiga iyo habraaca Hindisaha Qabya Qoraalka dastuurka
Muqdisho Mudanaayasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kulan ay ku yeesheen magaalada Muqdisho loogu qeybiyay waraaqo ay ku qoran yihiin Xubno ka tirsan Guddiga Madaxa Banaan ee Dastuurka dalka oo weli Baarlamaanka aan la horgeynin si ay uga… Sii akhri
Madaxweynaha Soomaaliya oo kulamo Gooni gooni ah la qaatay Qaar ka mid ah Madaxdii ka soo qeybgashay Shirka loo dhan yahay ee Golaha Amaanka ee Q/M
New york Madaxweynaha Soomaaliya mudane Sh. Shariif Sh. Axmed ayaa kulamo gooni gooni ah la qaatay Qaar ka mid ah Madaxdii ka qeybgalaysay Shirka guud ee Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay ee ka soconaya magaalada New york ee dalka Mareykanka… Sii akhri
Arsenal,Chelsea iyo Tottenham oo laga Badiyey iyo Liverpool oo Bar bar dhac gashay
Kooxaha Reer London ee Dariska ah ee Arsenal tottenham iyo chelsea ayaa sadexdoodaba laga badiyey halka liverpool na ay bar bar dhac la gashay Sunderland Chelsea waxay marti u ahayd Kooxda sanadkan lacagta Badan lagu qarash gareeyey ee Manchester… Sii akhri
