Kaydka Warka
Arkiifiyada September, 2010
Maamul Goboleedka Puntln oo Xukun Xadhig iyo Dil h ku riday Budhcad Badeed Somali ah
Maxkamad ku taal magaalada Boosaaso ayaa xukun dil iyo xarig isugu jira ku xukuntay koox burcad-badeed ah kuwaasoo dil iyo afduub u geystay markab lagu magacaabo MV Dubai. Markabkan ay afduubeen kooxdani ayaa waxa uu u siday sokor magaalada… Sii akhri
Dagaal kasoo cusboonaaday Deegaanka Cagaare ee gobolka sool
Wararka aau ka elayno hawdkagobolka sool ayaasheeegaya in 3 Nin oo Reer Laascaanodah lagu dilay Aaga Cagaare e gobolka sool.warku waxa uu intaas ku darayaa inay nimankani ahaayeen geeel jire geel ka lumay isla markaana sahan tagay oo raad saday… Sii akhri
Ciidamo ka tirsan SSC oo 2 ku dhaawacay askar oog 1 dilay Sadexna Maxaabiis ahaa u qaatay
Ciidao ka tirsan hogaanka midaynta iyo bad baadada Goboladda ssc ayaa xalay weerar qorshaysan ku soo qaaday Deegaanka OOg halkas oo ay ku dileen mid kamid a askarta somaliland ee ku sugan deegankaas,halka labo kamid ahna ay Dhaawceen sidoo kale… Sii akhri
Buuhoodle ha ka dhigina Tiyaatarka Dagaalka, Faysal Cali waraabe,
Buuhoodle ha ka dhigina Tiyaatarka Dagaalka, Faysal Cali waraabe, Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Faysal cali waraabe ayaa maanta ka hadlay Xaflad qalin jabineed oo ka dhacday hargaysa waxa uu soo hadal qaaaday arimo quseeya Deeganadda ssc wuxuuna… Sii akhri
Waraysi aanu la yeelanay Gudoomiyaha Kaafi Community oo ku Sugn Degmada Xudun,
Waraysi Aanu la Yeelanay Gudoomiyaha Kaafi Communityoo Socdaal ku maraya Deeganadda Sool iyo Sanaag,Gudoomiyaha Ayaa kulamo kala duwan la qaatay Bulshaddaku daqan Deeganadda Sool iyo… Sii akhri
War DegDeg Ah Ciidamada SSC Oo La Wareegey Taliskii Ciidanka Booliska Buuhoodle Oo Ay Puntland Gacanta Ku Hayn Jirtey.
Ciidaamada SSC ayaa maanta si rasmiya ula wareegey Xarunta Qaybta Booliska Buuhoodle, oo ay horay gacanta ugu hayn jirtey Puntland kadib markii isfahan weyni dhex marey Sarakiisha Ciidanka iyo Hoggaanka SSC,… Sii akhri
kooxda xiriirka caalamiga ee Soomaaliya oo shir uga Furmay Caasimad Spain iyo shirkaas oo soconaya 27-28/09/2010
Waxaa maanta uga furmay caasimadda dalka Spain ee Madrid shir wadamada ku jira “contact group” oo afsoomaali ahaan noqonaya kooxda xiriirka caalamiga ee Soomaaliya. Shirkan ayaa soconaya mudo laba maalmood ah (27-28 bishan), waxaana… Sii akhri
Madaxweyne Shariif iyo wafdigiisa oo u duulay dalka Spain
Madaxweynaha Dowladda KMG ee Soomaaliya Mudane Sh Shariif Sh Axmed iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa ka ambabaxay magaalada New York ee dalka Marykanka ayagoo ku sii jeeda Magaalada Madrid ee xarunta dalka Spain. Madaxweynaha ayaa ka qeyb galaya… Sii akhri
AMISOM oo deeq barakacayaasha loogu talo galay guddoonsiiyay Maamulka gobolka Banaadir+Sawiro
Ciidamada AMISOM ayaa maanta deeq loogu talo galay barakacayaasha oo ka kooban Maacuun iyo dhar ku wareejiyay maamulka Gobolka Banaadir. Saraakiil ka tirsan ciidamada nabad ilaalinta ee Midowga Afrika ayaa maanta guddoonsiiyay maamulka gobolka… Sii akhri
Gudoomiyaha Kaafi Community maanta si diiran loogu soo dhoweeyey Magaalada Xuddun ee Gobolka Sool(Daawo + Sawiro)
Wefti uu hogaaminayo gudoomiyaha Kaafi Community oo ayaa shalay galab si diiran loogu soo dhoweeyey magaalada Xuddun ee gobolka Sool. Gudoomiyaha ayaa waxaa soo dhowayntiisa ka qayb qaatay dadwayne aad u farabadan kuwaas oo tubnaa jidadka waawayn ee… Sii akhri
