Kaydka Warka
Arkiifiyada August, 2010
mid kamid ah ilaaladda wasiirka Duulista iyo hawada ee p/land oo lagu dilay tukaraq
Mid kamid ah ilaaladda Wasiirka Duulista iy hawadda ee P/land ayaa lagu dilay Tukaraq Halka Midkalena la dhaawacay, wasiirka duulista iyo hawadda ee maamul goboleedka Puntland Md:Axmed cilmi cismaan ayaa maanta ka bilaabay wadada isku xidha… Sii akhri
Amanda Lindhout oo cafis u fidisay kooxihii 15-ka bilood ku heystay Somaliya
Amanda Lindhout oo aheeyd Saxafiyadii u dhalatay wadanka Canada oo iyada iyo sawir qaadaheedihii u dhashay wadanka Australia lagu heystay gudaha wadanka Soomaaliya mudo 15 bilood ah ayaa markii ugu horeysay shaacisay inay cafis u fidisay… Sii akhri
Xildhibaano Baarlamaanka Somalia Katirsan oo sheegay in shabaab lagala xisaabtami dooni weerarkii Hotel muna
Xildhibaano ka tirsan Barlamanka KMG Soomaaliya ayaa maanta sheegay in Xarakada Al Shabaab lagula xisaabtami doono weerarkii iyo isqarxintii shalay ay ku dileen Xildhibaano ka tirsan Barlamanka iyo dadkii kale ee rayidka ahaa Xildhibaan Salaad… Sii akhri
Hadii nalaga joojiyo waxaan u arkeynaa In naloo shirshooreeyay…Caaqil kamid ah cuqaasha Yaxye+Sawiro
Dhismaha Deegaanka Cusub Maamulka Gobolka Sool Oo Fulinaya Amar kaga yimi dhinaca Magaalada Hargeysa ayaa shalay subax u kictimay Degmadda cusub ee lagu magacaabo GolJano lagana hirgaliyay inta u dhaxaysa Yeyle Iyo Ceegaag Waftigan u kictimay… Sii akhri
Wasaarada waxbarashada puntland oo soo bandhigtay deeq wax barasho oo hor leh.
Wasiirka Waxbarashada puntland Cabdi Farax Juxa oo maanta shir Jaraa’id uu ku qabtay Xafiiskiisa waxaa uu kaga warbixiyey Safarkisii uu ku soomaray dalalka itoobiya iyo Sudaan kuwaas oo u ka soo helay Deeq waxbrasho oo gaaraya 150 arday in… Sii akhri
Wasaarada dhallinyada puntland oo ee dayn kulul usoo jeedisay hay’adaha ka shaqeeya arrimaha dhalinyarada
Shir ballaaran oo maanta kadhacay xarunta wasaarad haweenka iyo arrimaha qoyska kaasi oo ahaa halmaalinle anay isugu yimaadeen hay adaha iyo ururada kashaqeeya arrimaha dhallinyarada iyo wasaarada shaqada ,shaqaalaha ,dhallinyarada iyo spotiga… Sii akhri
xasan dahir aways oo taageeray qaraxii alshabab xildhibanada iyo shacabku ku laysay
Sheekh Xasan Daahir Aweys Gudoomiyaha Xisbul Islaam ayaa taageeray qaraxii iyo weerarkii maanta lagu dilay Xidhibaano ka tirsan dowladda KMG Soomaaliya iyo dad shacabka ah oo ku sugnaa Hoteelka Muna ee degmada X/weyne ee gobolka Banaadir. Isagoo… Sii akhri
man city oo afka ciida u dartay liverpool
man city oo dhagaha ka garaacday liverpool kooxda man city ayaa 3 iyo 0 kaga adkaatay kooxda liverpool ciyaartii labaad ee horyaalka ingiriiska, kooxda man city waxaa u safnaa xidigo cusub oo ay kamid ahaayeen toure yaya,miller halka ay… Sii akhri
gudoomiyihii gobolka sool oo gaadhi la qalibmay
badhasaabka cusub ee gobolka sool ayaa baabuur kuqalibmay meel ku dhow deegaanka yeyle ee gobolka sool wafti balaadhan uu hor kacayo gudoomiyaha cusub ee gobolka sool c/laahi jaamac oo ku sii jeeda yeyle si ay u sooxaliyaan mashaakilaad la… Sii akhri
Sebastien Squillaci oo kamid noqday xidigaha arsenal
Kooxda Sevilla ayaa xaqiijisay in ay ka iibisay Arsenal daafacooda reer France Sebastien Squillaci. Sebastien Squillaci ayaa maraya caafimaadka kooxda Arsenal kadib markii 6.5 Milyan ay ku iibsatay kooxda Arsenal. War qoraal ah oo lagu… Sii akhri
