Advertisement

Kaydka Warka

Arkiifiyada August, 2010

inter milan iyo real madrid oo bar bar dhacyo mid walba ku bilaabay horyaaladda laliga iyo seria A

Kooxda difaacaneysa horyaalka Talyaaniga ee Inter ayaa kulankii ugu horeeyey horyaalka sanadkan bareejo goolal la`aan ah ku bilowday markii ay caawa is qaabileen kooxda Bologna. Qeybtii hore ee cayaarta ayaa aheyd mid caajis ah hase yeeshee… Sii akhri

taliyihii xabsigii dhexe ee laascaanood oo la dilay iyo ilaaladiisii oo la dhaawacay

Sarmaanyo.com: Breaking News

waxaa caawa lagu dilay gudaha magaaladda laascaanood taliyihii xabsiga dhexe ee magaaladda laascaanood Marxuum cabdi ciise nuur. dilka taliyahan ayaa imaanaya xili uu ka soo kicitimay xaafadiisa kuna soo jeeday dhanka suuqa,waxaa kalee dhaawacyo… Sii akhri

Xaraunta PDRC ee magaalada garoowe oo lagu soo bandhigay dastuurka qabyada ah ee ay yeelan doonto soomaaliya

GarooweXarunta hay’ada cilimi baarista deganada Puntland PDRC magalada garowe ayaa maanta waxaa lagu soo bandhigay tasduurka cusub qabyada ah ee dowlada KGM Somaliya waxaana bandhigaasi kasoo qayb galay 3-galo ee dowlada puntland Aqoon yahano… Sii akhri

Puntland iyo Somalidiidka oo heshiis qarsoodi ah galay

Soomaliland iyo Puntland oo heshiis qarsoodiyihi dhexmaray Maamulka soomaliland iyo Puntland oo yeeshan wadahadal hordhac ah oo qarsoodiya kas o ay ku macneeyeen is afgaraad bilow ah oo dhex mareey labada mamul sidii ay iskaga kaashan lahaayeen… Sii akhri

RUUSH AADAN XASAN DHOOBLE IYO DR.KAISE SACIID CARTAN OO UGU BAAQAY DADKA U DHASHAY SSC MIDNIMO IYO ISKU DUUBNAAN

Ruush aadan Xasan Dhooble iyo Dr.Kayse Siciid Cartan oo ugu baaqay dadka ku dhaqan mandaqadda S.S.C in lagu wajaho midnimo iyo isku duubni xaaladaha ka jira deegana S.S.C. Baaqan oo ay si wada jir ah uga soo saareen magaaladda Birmingham ayay ku… Sii akhri

Nin ganacsade ah oo lagu dilay Degmada Afgooye ee Gobolka Sh/hoose.

Sarmaanyo.com: Breaking News

Afgooye Askari ka tirsan Ciidamada Maamulka Ururka Xizbul Islaam Degmada Afgooye ayaa maanta barqadii Nin Ganacsade iyo Ciyaartooy caan ahaa ku dilay bartamaha Suuqa Degmada Afgooye Ninkan la dilay waxaa lagu sheegay Magaciisa Shiikhey waxa uuna… Sii akhri

Warar dheeraad ah oo ku saabsan dagaalada ka cosda Deegaanka Bacaadweyn ee Gobolka Mudug iyo qasaaraha ka dhashay dagaalkaasi.

Sarmaanyo.com: Breaking News

Afgooye Askari ka tirsan Ciidamada Maamulka Ururka Xizbul Islaam Degmada Afgooye ayaa maanta barqadii Nin Ganacsade iyo Ciyaartooy caan ahaa ku dilay bartamaha Suuqa Degmada Afgooye Ninkan la dilay waxaa lagu sheegay Magaciisa Shiikhey waxa uuna… Sii akhri

Dagaalada Muqdisho oo Maalintii 6 aad Galay iyo Xarakada Al-Shabaab oo Soo Bandhigay Fariisimo ay Kala wareegeen Xogaga Ahlu Suna.

Dagaalado oo ah kuwa Xoogan ayaa Waxaa ay Bilowdeen shalay Qorax Dhicii Iyagoo wali Ka Socda Magaalada Muqdisho Dagaalka Xalay ilaa Haatan Ka Socdo Muqdisho ayaa Waxaa ku Dhintay 5- Ugu yaraan 9-kalena waa ay ku Dhaawacmeen Cali muuse oo ah… Sii akhri

madax waynaha Puntland oo soo dhawaysay tasduurka Cusub ee uu yeelandoono Dalka Somaliya

Sarmaanyo.com: Breaking News

Garoowe Madaxwaynaha dowlada Puntland Dr:-C/raxman Shiikh Maxamad Faroole ayaa maanta gabal dhicii kulan la qaatay qaar ka mida gudiga tasduurka dowlada fadaraalka Somaliya oo ku sugnaa wadanka Jabuuti kuwaaasi oo qaar ka mid ah ay Joogam magalada… Sii akhri

waa lagaadhi maamul goboleed ee yaan lasamirdarnaanin!!

Sarmaanyo.com: Breaking News

Mon, August 23, 2010 8:44:42 PM waa lagaadhi maamul goboleed ee yaan lasamirdarnaanin!! From: cabdiraxmaan saami-suge <zaami-suge@hotmail.com>  Add to Contacts To:       sarmaanyo@yahoo.com   Markaad… Sii akhri