Advertisement

Kaydka Warka

Arkiifiyada July, 2010

Siilaanyo oo sheegtay inay waan waan ka bilaabi doonto Sool Sanaag iyo Cayn Dhegayso

Madaxweynaha  Axmed Siilaanyo ayaa maanta ka hadlay dagaaladii ka dhacay deegaanada Sool, Sanaag iyo Cayn, asagoo sheegay in xukuumadiisa ay waan waan la geli doonto beelaha ku dhaqan gobaladaasi Halkan ka Dhegayso Siilaanyo oo… Sii akhri

Dagaaladii shlay oo guulo ka kala sheeganayaan dowlada iyo mucaaradka.

Muqdisho;  Dagaal shalay gilin kii dambe ka dhacay magaalada muqdisho gaar ahaan dagmooyinka hodan iyo hol wadaan kaa oo bar bar socday duqeymo ku dhacayay goobo ka fog fog ayaa waxaa soo kor dhayay qasaaraha ka dhashay dagaaladaasi, iyadoo sidoo… Sii akhri

Madaxwaynaha Cusub Ee Oo Maanta si Rasmi ah Ugu dhawaaqay Magacyada Golaha Wasiirada xukuumada cusub (Dhegayso)

Hargeysa Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa magacyada golaha wasiirada cusub kaga dhaawaqay shir-jaraa’id oo ku qabtay xaruunta Madaxtooyada ee magalaada Hargeysa ayaa waxa uu bulshada ka codsaday inay si fiican ula shaqeeyaan… Sii akhri

Madaxweyne shariif oo soo dhaweeyay Go’ aanadii kasoo baxay AU-da.

Kampala; Madaxweynaha dowlada KMG Soomaaliya Sh. Shariif Sh Axmed ayaa sheegay in ay ku faraxsanyihiin go’aamada ka soo baxay shirka wadamada Afrika ee shalay la soo gabagabeeyay iyadoo Xukuumada Soomalia ay sheegtay in ay ku rajo weyntahay in… Sii akhri

Tacsi iyo Taarkh nololeedkii Marxuum Sh. Maxamed Sh. Cumar Sh. Cabdilaahi.

(Inaa Li-Laahi Wa-Innaa Ileyhi Raajicuun!!!) Waxaan halkan Tacsi uga dirayaa Qoyskii & eheladii uu ka geeryooday alla ha u naxariistee  Marxuun/ Sh Moxamed Sh Cumar Sh cabdillaahi , oo 25/07/2010 ku geeryooday Magaalada Tabuuk ee dalka… Sii akhri

FANAANADA QARANKA SAADO ALI OO SOO GAADHAY MAGAALO MADAXDA SWEDEN EE STOCKHOM (SAWIRO)

Abbaarihii 15.30 PA saacada magaalada stockholm, ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee Arlanada ka soo degtay fanaanada qaranka saado cali warsame, halkaas oo ay ku sugayeen dad aad u fara badan oo ka socday S.ogadeeniya iyo jamhuuriyada soomaaliya…. Sii akhri

Dagaalo iyo duqeymo galabta ku dhexmaray muqdisho ciidamada dowlada iyo kuwa Xisbul islaam

Daagaal aad uxoog badan ayaa galabta ka  qarxay xaafado ka tirsan dagmada hodon, iyadoo dagaalka xoogiisa ka dhacay Tara boonka iyo Taleex oo mudoo yinkii ugu dambeeyay daganaa  Labo q0f oo rayid ah  ayaa in ta   lahubo  ku geeriyootay 11… Sii akhri

Shiikh Maxamed Siciid Attam oo Xaqiijiyey in uu Ka Tirsan Yahay Xarkada al-Shabaab [Dhegayso

  Khilaafkaas kadib qaar ka mid ah kooxdii aragtida la wadaagtey Shiikh Attam ayaa isaga soo tegay deegaanada Puntland waxaana ay u soo wareegeen Koonfurta Soomaaliya, waxaana ka mid ahaa raggaas Saacid Karateey oo hadda u qaabilsan… Sii akhri

Madaxweyne shariif iyo Johnnie Carson oo kulan ku qaatay Kampala.

Kampala (Sarmaanyo)-madaxweynaha dowlada KMG ah ee soomaaliya sheikh shariish sheikh axmed ayaa shalay kulan laqaatay Kaaliyaha xoghayaha arrimaha dibada ee Maraykanka u qaabilsan Africa; Johnnie Carson kulankaan oo ay kumoo jinayay xogayaha arimaha… Sii akhri

Gawari laga gubay cidama AMISON dagaal ka socda Magaalada Muqdisho……

Sarmaanyo.com: Breaking News

Dagaal culus oo goordhaw ka qaraxay degmooyinka Shibis iyo C/caziiz ee magaalada Muqdisho ayaa dhaliyey Khasaara xoogan oo soo gaaray ciidanka shisheeye ee qaska ka wado magaalada Muqdho. Saraakiil katirsan ciidanka Xarakada Shabaabul Mujaahidiin… Sii akhri