Advertisement

Kaydka Warka

Arkiifiyada July, 2010

Yuusuf Dheeg oo Kulan laqaatay Dhigiisa Yemen.

Wasiirka amuuraha  dibada ee soomaaliya Yuusuf xasan Ibraahin dheeg oo booqasho kujooga magaalada sanca ee caasimada dalka yemen ayaa kulan laqaatay wasiirka arimaha dibada ee yemen abuubakar al-QirbiX Kulankaan labada mas’uul oo maanta ka… Sii akhri

Madaxweyne shariif oo maanta kulan kulaqaatay magaalada Nairobi mas’uuliyiin katirsan EU.

Nairobi; Madaxweynaha dowlada KMG ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta kulan ballaran kula qaatay magaalada Nairobi mas’uuliyiin ka tirsan Midowga Yurub iyo iyo qaar ka mid ah Safaardaha dowladaha deeqaha bixiya. Kulankan ayaa… Sii akhri

Atom Annagu Shabaab Kama Tirsanin Dhegayso

Sarmaanyo.com: Breaking News

Hogaamiyaha Maleeshiyada Galgala Sheekh Atom wuxuu sheegay inaysan wax xiriir ah la lahayn kooxda al… Sii akhri

Labo ruux oo isku mar lagu dilay gudaha boosaaso

Sarmaanyo.com: Breaking News

Gudaha magaaladda boosaso oo lagu dilay labo nin oo shacab ah dilka nimanka ayaa ka dhacay bartamaha magaalada boosaaso ee xaruunta gobolka bari warark aanu ka helayno magaaladda boosaaso ee xaruunta bari aya sheegaya in goobta dilku ka dhacay ay… Sii akhri

Hargeysa oo calanka somaliya laga lulay

Sarmaanyo.com: Breaking News

Banaan bax wayn oo looga soo horjeedo madaxwyanaha cusub ee  maamulka Somaliland ayaa ka dhacay magaaladda hargeysa ee xaruunta somaliland. banaanbaxan ayaa waxaa ka ayb galay bulshadda qaybaheeda kala duwan sida caruur haweenn iyo duqay,banaan… Sii akhri

shahaado la dirirka ka hawl gala puntland oo qudha kajaray mid kamid ah maxaabiistii ay ku qabteen dagaalkii Karin Sawiro

shahaado la dirirka ka hawl gala puntland oo qudha ka mid kamid ah maxaabiistii ay ku qabteen dagaalkii gal’gala Ciidamada PISta ee shacabka somalidu u taqaan shahaado la dirirka ayaa qudha ka jaray mid kamid ah maxaabiistii ay ku qabteen dagaalkii… Sii akhri

Gaadiid dagaal oo somaliland ka tirsanaa oo u baxsadey dhinaca maamulka Puntland

Ciidamo ka tirsan cidamada maamulka somaliland ee bariga sanaag ayaa la shaaciyey inay u goosteen dhinaca maamulka puntland,   waxaana la sheegayaa inay gaadiidkaas dagaal la socdeen ciidamo gaaraya 150 askari & 5 gaadiidka dagaalka… Sii akhri

Isbarbardhig askarta US iyo Afghanistan

Ka sokow qalabka culus ee ay adeegsanayaan iyo kharashka tababbarka iyo mushaarka oo intuba saameynaya moraalka, askarta Mareykanka ayaa la barbardhigay askarta Afghanistan xaggga qalabka. Halka askari ee Mareykanka ah wuxuu ku qalabaeysan yahay… Sii akhri

Maradona oo la eryey

Diego Maradona ayaa shaqadi laga eryey kadib markii guddiga fulinta xiriirka kubadda cagta ee Argantiina ay sheegeen inay cusbooneysiin karin xilka tababarnimo ee tababare Maradona. Julio Grondona oo ah ninka ugu sareeya guddiga fulinta xiriirka… Sii akhri

Saddex ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland oo kasoo jeeda deeganadda ssc ayaa xilka laga qaaday

Xildhibaanada xilka laga qaaday ayaa lagu soo eedeyey in ay wadeen waxyaabo ka dhan ah Puntland isla markaasna abaabulayeen dad kasoo horjeeda jiritaanka Puntland sida la sheegay. Fadhi ay maanta yeesheen Baarlamaanka Puntland ayaa cod aqlabiyad… Sii akhri