Kaydka Warka
Arkiifiyada June, 2010
C/risaaq Khaliif Axmed Dawdar Iyo Doorashada Soomaalidiidka
Laascaanood Qoraxdii Dhacdayba Qisay Subaxii keentaa, waxaanay wargeysyada iyo wakaaladuhu xanbaarsan yihiin aroorkasta war cusub oo waayihiisa wata, Bulshada SSC waxaa maalinkasta isa soo hortaaga mid dardartiisa qaba sidii uu usii kala… Sii akhri
Sarkaal Sirdoonka Somailand ah oo lagu dilay caawa laascaanood
Sarkaal ka tirsan sidoonka somaliland oo lagu magacaabi mniray gadhcase oo lagu dilay gudaha lascanod ilaa iyo hada lama oga cida ka danbeysey dilka sarkaalkan yadoo xiligan ay ku beegantahay xiliga doorashooyinka somlailand yadoo saakana ay… Sii akhri
Faahfaahin dheeraad ah oo ku saabsan fashilka ku dhacay sanaadiiqda Somaliland ee Loogu talo galay G.Sool
Faahfaahin dheeraad ah oo ku saabsan fashilka ku dhacay sanaadiiqda Somaliland ee Loogu talo galay G.Sool 26June waa maalinta somaliland ay u qoondaysay in doorashadeedi ka dhacdo guud ahaan gobolada somalilnad marka lagu daro G.sool oo ah mid ay… Sii akhri
Ciidanka S.S.C oo xoog leh ayaa la wareegay gacan ku haynta Xudun iyo Wasiiro somalidiidka ah oo ka soo cararay Xudun
Ciidamadda xaq u dirirka ee S.S.C oo la wareegay gacan ku haynta Xudun iyo Wasiiro somalidiidka ah oo ka soo cararay Xudun. Waxaa saaka subaxnimadii hore ku waabariistay degmada xudun ee gobolka sool la wareegay ciidamoxoog leh oo ah S.S.C ,… Sii akhri
Shacabkii laascaanood oo cida Laamiga lagu arko la laynayo
ASkar badan oo suuqyada laascaanood lagu soo daayey ayaa qori dabadii kala daalay inta badan shacabka laascaanood, xiligan oo magaalada laascaanood ay ku suganyihiin Wasiiro isku sheeg isaaqa u shaqeeya oo dhulbahante ah, shacabka laascaanood… Sii akhri
Ciidamo Milaray ah oo Caawa Lagu soo daayey Laascaanood iyo bandow la saaray guud ahaan magaalada
Waxaa guaha magaalada laascaanood lagu soo daayey askar milaari ah kuwaas oo bandow kusoo rogey idil ahaanba gudaha magaalada, askartan ayaa Meheradaha magaalada xabad ku xidhayo yagoo aflaagaado u gaysanaya shacabka cidii la hadashana Qori… Sii akhri
Labadii wadan ee 2006 Finalka World’cupka iskugu yimi oo Boorsooyinkooda ka qaatay Dalka Koonfur Africa
Wadamada Talyaaniga iyo faransiiska ayaa fadeexad iyo waji gabax kala kulmay koobka aduunka ee 2010 lagu qabtay Wadanka Koonfur Africa. Faransiiska waxaa ciyaartoodii kama danbaytsa ahaa Afka ciida u daray Bafana bafana,yadoo Xulka Koonfur… Sii akhri
Weriye C.raxmaan Somali yuu u xidhan Yahay?
sida aynu la wadasoconay wariyhii TVga universal uga shaqayn jiray magaalada buuhoodle c/raxmaan cumar cabdi ayaa shalay maaulka puntland ku xidheen xarunta puntland ee garoowe wariyaha markii la xidhay looma sheegin sababta uu ku xidhan… Sii akhri
Radio Daljir Oo Albaabada loo laabay
Idaacada Daljir oo ka mid aheyd Idaacadaha logu dhegeysiga badan yahay degaanada Puntland ayaa iridaha la isagu laabay dhamaan Xafiis-yadeedii Magaaloyiinka Bosaso Qardho buuhoodle Garoowe Iyo weliba Gaalkacay Xiritanka Idaacadaha ayaa ka… Sii akhri
