Kaydka Warka
Arkiifiyada June, 2010
Xaafadaha waqooyiga Magaalada Muqdisho oo barakac ka bilowday.
Muqdisho Wararka naga soo gaaraya Xaafadaha Waqooyiga Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya Barakac xoogan in uu saaka ka bilowday xaafadaha Waqooyiga Magaalada Muqdisho gaar ahaan Degmooyinka C/casiis, Shibis iyo boondheere oo shalay dagaalo ku dhex… Sii akhri
Qaraxyo is xig xigay oo xalay lagu tuuray Ciidamada AMISOM iyo kuwa Dowladda KMG
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya qaraxyo is xig xigay xalay lagu tuuray Ciidamada AMISOM iyo kuwa Dowladda KMG fariisimo ay ku leeyihiin wadada Shaqaalaha ee Magaalada Muqdisho. Qof goob jooge ah ayaa sheegay… Sii akhri
Brazil oo markii 3aad Chile ka reebtay Koobka Aduunka 1998.2010-1962
Xulka Brazil ayaa usoo baxay wareega 8da dal markii ay si fudud 3-0 kusoo garaaceen xulka Chile iyagoo hal talaabo hore ugu sii qaaday hanashada koobka aduunka oo ay hore u qaadeen 5 jeer. Xidigaha Chile ayaa bilowgii cayaarta dardar… Sii akhri
Maamul Goboleedka Puntland oo ku howlan qaboojinta Xiisad u dhaxeysa beelo wada dega Deegaanka Uurjir ee Gobolka Karkaar
Wararka naga soo gaaraya Gobolka Karkaar ee Maamulka Puntland ayaa sheegaya Madax ka tirsan maamulkaasi ku howlan yihiin qaboojinta xiisad beeleed u dhaxeeya beelo wada dega deegaanada maamulkaasi. Beelo wad dega gobolka Karkaar gaar ahaan… Sii akhri
maamulka Gobolka Banaadir iyo Wasaarada arrimha gudaha oo kulan la qaatay Madax ka socota Hayadda WFP
muqdisho Maamulka Gobolka Banaadir ayaa sheegay in Hay’adda WFP ay isku afgarteen in Raashin uusan Maamulku ka warhaynin aysan ka qeybin Karin Degmooyinka Gobolka Banaadir, kadib kulan ay kula yeesheen magaalada Muqdisho Madax ka socota… Sii akhri
Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Indonesia oo ka qeybgalaya Munaasabad lagu xusayo maalinta Xoriyada ee 1da Luulyo oo ka dhacaysa magaalada Melborn ee dalka Australia
Melborn Munaasabad balaaran oo loogu diyaargaroobayo Xuska maalintii ay Gobolada Koonfureed ka xoroobeen Gumaystihii Talyaaniga iyo israacii Gobolada Waqooyi iyo kuwa Koonfureed ayaa ka socota magaalooyin ka tirsan dalka Australia. Safiirka… Sii akhri
Ciidamada amaanka Ahlusunna Waljameeca Degmada Guriceel oo gacanta ku dhigay gaadiid la dhacay
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya howlgalo ay sameeyeen ciidamada Amaanka Ahlusunna Waljameeca ku soo qabteen gaari la sheegay in ay soo dhaceen kooxo dablay ah. Taliyaha Ciidamada amaanka Degmada… Sii akhri
Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo ee Maamulka Puntland ayaa sheegaya ganacatada Maamulkaasi in ay ku kala qeybsameen lacago cusub shilin Somalia ah oo ku xayiran garoonka diyaaradaha Magaaladaasi
Magaalada Gaalkacyo Kullan ganacsatadaasi ku yeesheen mid ka mid ah Hoteelada ugu weyn Magaalada Gaalkacyo ayaa waxay uga wada hadleen lacagahaasi cusub, iyadoona qaar ka mid ah ganacsatada dalbadeen in dib loogu celiyo lacagahaasi caasimada… Sii akhri
Magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota ayaa shalay oo bisha Juun ahayd 26 waxaa lagu qabtay munaasabad si heer sare ah loosoo agaasimay
oo lagu xusayey sanadguradii 50 ee kaso wareegatay xiligii ay Gobolada Waqooyi ee dalka Soomaaliya ay xornimada qaateen.Munaasabadan ayaa ahayd mid xarago, xushmad iyo xiiso badani ay ka muuqatay. Xafladan lagu xusayay maalinta 26-ka… Sii akhri
Baaq kasoo Baxay Beesha Reer Caafi Ee Jaamac Siyaad
Lasanod(BAAQ)- Hadaanu nahay odayaasaha, waxgaradka iyo gudiyada gudaha iyo dibedda ee beesha Reer Caafi iyo Danwadaagta Faarax Warfaa, Waxaanu halkan ka cadaynaynaa in hadalkii Caaqilka beesha Saciid Cashuur Abyan ee laga sii daayey… Sii akhri
