Advertisement

Kaydka Warka

Arkiifiyada May, 2010

Fabio Aurelio oo ka tagaya Liverpool

Laaciibka dhanka daafaca ka ciyaara ee naadiga Liverpool Fabio Aurelio ayaa lagu wada asbuuca soo socda inuu isaga tego kooxda Liverpool,ka dib markii uu diidey inuu saxiixo qandaraas cusub. Aurelio oo 30-sano jir ah ayaa noqday… Sii akhri

Dalka faransiiska ayaa ku guulaystey marti gelinta Euro 2016

Magaalada Geneva ayaa looga codeeyay cidda qaban doonta tartanka Euro 2016, waxaana nasiib u helay kuna guuleystay dalka Faransiiska oo kaga adkaaday labada waddan ee kala ah Turkiga iyo Italia. France oo hal cod kaliya ku helay tartankaan ayey… Sii akhri

Derbi jiifyadii hargeysa iyo burco oo dhar askareed loo soo xidhay oo la keenay deegaano hoostaga lascanod

(SR Nes Laascanood):-Derbi jiifyadii hargeysa iyo burco oo dhar askareed loo soo xidhay oo la keenay deegaano hoostaga lascanod Waxaa lagu arkayaadhalinyaroderbi jiif ka ahayd hargeysa burco iyo berbera oo tuute askareed loo soo geliyey oo dhex… Sii akhri

booliska gobolka bari oo xidhay labo nin ooganacato ah oo u dhashay deeganada ssc

Bosaso:SR News booliks gobolka bari ayaa maanta jeelka u taxaabay labo nin oo ganasato ah oo reer ssc ahxadhiga labadan ganacsade ayaa lagu xidhiidhinayaa inay ka danbeeyey amba bixinta ciidamo u dhashay deeganadan ssc. kuwaas oo isbuucan… Sii akhri

Dalka Holland ayaa magacaabay 23ka xiddig ee aadaya koobka Aduunka

Tababaraha wadanka Holland Bert van Marwijk ayaa magacaabay 23 xidig ee koobka adduunka u matalaya dalkiisa. Maarten Stekelenburg (Ajax), Sander Boschker (FC Twente), Michel Vorm (FC Utrecht); Khalid Boulahrouz (Stuttgart), Edson Braafheid… Sii akhri

Ciidamo Somaliland ah oo horey ugu ruqaansaday Dhalaamo cuno ee ka tirsan gobolka cayn

waxaa dhawaanahanba xaalado dagaaleed ay ka jireen hawdka ssc dagaaladaas oo u dhexeeya ciidamada xaq u dirirka ah ee ssc iyo jamhuurida somalidiidka SNM ee Somaliland Warar hoore oo aanu helayno ayaa sheegaya in ay maanta gelinkii danbe ciidamo… Sii akhri

Laascanod oo si wayn looga daawaday Barnaami Xalay Ka baxay TV Universal kaaso lagaga hadlayey Xaalada dhabta ah ee deeganada SSC

Barnaamijka Xogwaran ee Unoversal Tv ayaa Lagu falan qaynayey xaaada dhabta ah ee deeganada ssc Waxaa xalay oo bishu ahayd 27 laga sii daayey Tv-ga Caalamiga ah ee Universal barnaamij gaar ah oo looga waramayey xaaladda ka aloosan deegaanka SSC… Sii akhri

Baarlamanka KMG ee Soomaaliya oo yeeshay Guddoomiye cusub kadib Doorashadii ka dhacday Xarunta Golaha shacabka

Wararka naga soo gaaraya Caasimada Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya Baarlamanka KMG ee Soomaaliya inuu yeeshay Guddoomiye cusub, kagadaal doorasho lagu qabtay Xarunta Golaha shacabka. Wasiirkii hore Maaliyada Shariif Xasan Sheekh Aadan oo ka… Sii akhri

Xarakada Alshabaab oo maanta la wareegtay 3-deegaan oo ka tirsan Gobolka Galgaduud ee Dalka Soomaaliya

Wararka naga soo gaaraya Gobolka Galgaduud ee Bartamaha dalka Soomaaliya ayaa sheegaya Xarakada Al-shabaab saaka abaare 6:00 Waabarigii hore la wareegtay 3-deegaan oo ka tirsan Gobolka Galgaduud ee Bartamaha Dalka Soomaaliya. Deegaanka… Sii akhri

Warbixin ku sabsan Xidhay Cabdulaahi Maxamed Dhagadheere

  Boosaaso Waxaa Agaasimihii Laanta Socdaalka DFKGS Xafiiskeeda Boosaaso Cabdulaahi Maxamed Axmed looga yeeray Xafiiska Qaybta Booliska G/Bari Saacada markay ahayd Xiligii rawaxaada Tariikhduna ahayd 27-05-2010 waxaa u yeeray Taliyaha… Sii akhri