Kaydka Warka
Arkiifiyada May, 2010
Soomaali kale oo laga sii daayay Xabsiyada Dalka Libya
Tripoli Dad Soomaaliyeed oo ay tiradoodu ka badan tahay 30 qof, ayaa toddobaadkaan laga sii daayay Xabsiyo iyo Xarumo kale oo lagu hayay, oo ku yaalla dalka Libya Soomaalidan oo isugu jiray rag iyo dumar, da’dooduna ay u dhaxaysay 18 ilaa 40… Sii akhri
Tababare Mourinho oo lagu soo dhaweeyey real madrid
Tababaraha cusub ee kooxda real madrid ayaa si toos ah uga degay kooxda real madrid Mourinho oo si wayn loogu soo dhaweeyey caasimada spain ee madrid Tababarahan oo ah tababare aad nu wanaagsan ayaa kooxda real madrid hada u wareegay isagoo… Sii akhri
Madaxda P/land oo sheegtay in ay ciidamo Geynayso tukaraq Isbuucan gudihiisa
Madaxda dowlad goboleedka puntland ayaa saxeexay in ciidamo ka tirsan ciidamada daraawiishta puntland la geeyo degmada tukaraq oo garowe kaga beegan dhanka waqooyi Madaxwaynaha puntland C/raxmaan faroole iyo ku xigeenkiisa c/samed cali shire ayaa… Sii akhri
Ciidamii itoobiyaanka ahaa oo qafaashay baabuurtii ay ku haysteen xadka etoobiya iyo somaliya e mara buuhoodle
wararka naga soo gaadhaya deeganka buuhoodle ayaa sheegaya in ciidamadii itoobiyaanka aha ee haystay baabuurta shacabka reer buuhoodle ay qafaasheen baabuurtaas. baabuurtan oo loo balansanaa in ay kusoo wareejiyaan odayaal reer ssc ah kuwaas… Sii akhri
Ciidamada Dowladda KMG oo howlgalo baaritaano ah ka wada Wadada Maka al Mukarama ee Magaalada Muqdisho
Muqdisho Wararka naga soo gaaraya caasimada magaalada Muqdisho ayaa sheegaya Ciidamada Dowladda KMG ee Soomaaliya howlgalo baaritaano ah ka wadaan Wadada Maka Al-Mukarama ee magaalada Muqdisho. Ciidamadan oo ah kuwa Booliska Dowladda KMG ee… Sii akhri
Ra isal wasaare ku xigeenka ahna Wasiirka kaluumaysiga oo guul ku tilmaamay doorashada Guddoomiyaha cusub ee Baarlamaanka
Muqdisho Ra’isal wasaare ku xigeenka ahna Wasiirka kaluumaysiga iyo kheyraadka bada Prof. C/raxmaan Xaaji Aadan (Ibbi) ayaa ugu hambalyeeyay Guddoomiyaha cusub ee Baarlamaanka mudane Shariif Xasan Sh. Aadan doorashada loo doortay in uu noqdo… Sii akhri
Faah faahin ku saabsan dagaalo iyo duqeymo xalay ka dhacay Magaalada Muqdisho
Muqdisho Faah faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaalo iyo duqeymo culus oo xalay gil gilay Caasimada Magaalada Muqdisho. Dagaaladan iyo Duqeymahan waxay u dhaxeeyeen Ciidamada islaamiyiinta iyo Ciidamada Dowladda KMG oo garab ka helayay… Sii akhri
Former Finance Minister Elected As Speaker In Somalia.
Mogdishu, Somalia SR News) – Lawmakers of Somali Federal Government on Friday elected Sharif Hassan Sheikh Aden as the Somali parliamentary speaker for a four year-term in office. Hassan won 217 out 380 votes in the first round of the… Sii akhri
Qaraxii la ila eegtay waxa laga soo qorsheeyey madaxtooyada Villa Somalia ‘Indha cade Wasiiru dowlaha Gaashandhiga TFG’da
Wasiiru dowlaga wasaarada gaashaandhiga dowladda KMG Soomaaliya Sheekh Yuusuf Max’ed Siyaada Indhacadde ayaa sheegay in qaraxii habeen ka hor lagula eegtay wadada Makka Al Mukarama uu ahaa mid laga hagayayXarunta Madaxtooyada. Wasiiru dowlaha… Sii akhri
shaqaale lacagtoodii la lunsaday laascanod
shaqaalihii komishinka doorashooyinka somaliland ee laascaanood oo 50 kamid ah lacagtoodii la cuhnay waxaa maanta xafiiska SRnews ee Laascaanood nagu soo booqday dhalinyaro doonaysa inay sheegaan dhac loo gaystay dhalintan oo gadhaysa 50 ayaa noo… Sii akhri
