Advertisement

Kaydka Warka

Arkiifiyada April, 2010

Axmed karaash oo buura-wadal usoo raray tiknikadii ssc iyo shacabka oo aad ugu farxay iyo tikniko laga sugayo taleex iyo sarmaanyo

  SR News (buura-wadal) Waxaa maanta Caasimada maamul goboleedka puntland ee garoowe ka soo anbabaxay tikniko Gaadhaysa 15 gaadhi kuwaas oo laga leeyahay deeganda ssc,tiknikadan ayaa loo soo wareejiyey buurawadal halkaas oo hoy looga… Sii akhri

Dagaalo u dhaxeeya Ahlusunna Waljameeca iyo xoogaga hubaysan oo ka socda inta u dhaxaysa Isgoysyada Dabka iyo Bakaaraha

Sarmaanyo.com: Breaking News

SR News muqdisho Wararka naga soo gaaraya Caasimada magaalada Muqdisho ayaa sheegaya dagaalo u dhaxeeya Ciidamada Ahlusunna Waljameeca iyo Xoogaga hubayan ayaa waxa uu ka socdaa Inta u dhaxaysa Isgoysyada Dabka iyo Bakaaraha ee Magaalada… Sii akhri

Ciidamo ka wada tirsan Dowladda KMG oo iska hor imaad kooban ku dhex maray Degmada Dharkenley ee Magaalada Muqdisho.

Sarmaanyo.com: Breaking News

SR News muqdisho Wararka naga soo gaaraya Caasimada Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya ciidamo ka wada tirsan Dowladda KMG ee Soomaaliya iska hor’imaad kooban ku dhex maray Degmada Dharkenlay ee Magaalada Muqdisho. Ciidamadan ayaa waxaa soo kala… Sii akhri

Tikniko aad u tiro badan oo soo gaadhay Buurwadal

waxaa maanta buurawadal soo gaadhay tikniko aad u tiro badan kuwaas uu oo dhawaanahanba ku sugna caasimada maamu goboleedka puntland ee garowe tiknikadan oo loogu tala galay dib u xoraynta ssc ayaa maanta si rasmi ah loogu soo wareejiyey buurawadal… Sii akhri

Wasiirka arrimaha dibada Soomaaliya iyo wafdi uu horkacayo oo kulan kula waatay wafdi ka socday Qaramada Midoobay magaalada Nairobi.

        Nairobi, Wasiirka arrimaha dibada xukuumadda KMG ah ee Soomaaliya, mudane Cali Axmed Jaamac (Jingili) iyo Wafdi uu hogaaminayo, ayaa magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya, kulan kula qaatay Guddiga Qaramada Midoobay u… Sii akhri

Guddiga dastuur u sameynta dalka oo sheegay in ay dhawaan soo bandhigi doonaan qoraalka dastuurka cusub ee dalka uu yeelanayo.

Muqdisho Guddiga u qaabilsan dastuur u sameynta dalka, ayaa sheegay in ay dhowdahay soo bandhigista qoraalka dastuurka, loona baahan yahay in dadka Soomaaliyeed ay talooyinkooda ka dhiibtaan. Guddoomiyaha Guddiga Dastuur u sameynta dalka,… Sii akhri

Bayern oo si xarago leh Final u taagan iyo Lyon oo Riyadii ka burburtay

Waxaa caawa cayaar aad u xiiso badan ku dhexmartey garoonka Gerland ee magaalada Lyon naadiyada Olympique Lyon iyo Bayern Munich, cayaarta ayaa ahayd mid kooxdii guulaysata ay u gudbeyso cayaarta kamadanbeysta ah ee loo yaqaano Finale ee Champions… Sii akhri

Hogaamiye Ku Xigeenka SSC oo Caabudwaaq lagu soo dhaweeyey

Laascaanood (SR) Waxaa shalay galabnimadii   lagu soo dhaweyey magaalda Caabud waaq ee Xarunta Goblka Gedo Wafti uu hogaaminayo Hogaamiye ku xigeenka SSC Col: Cali Sabarey. Waftigan oo uu ka mid aha Maxamed Xassan Buraale Hanti dhawrka… Sii akhri

Gaadiid u kiraysan WFP oo ku xayiran magaalada laascaanood maalintii afraad.

Laascaanood(SR)Magaalada laascaanood waxaa maalintii afraad ku xayiran gaadiid u kiraysan Hay’adda Cuntada adduunka ee marka magaceeda lasoo gaabiyo loo yaqaano WFP Gaadiidkaas oo u rarnaa gobolada dhexe ee soomaaliya ayaa ku xaniban magaalada… Sii akhri

Somaliland oo isu diyaarinaysa Buuro-wadal iyo saanad Ciidan oo Itobiya uga timid

Laascaanood (SR)Maamulka Somaliland ayaa isu diyaarinaya innuu weeraro Magaalada Buurawadal oo ku dhow Magaalada Garoowe ayna ku sugan yihiin Garaado iyo Cuqaal farabo badan. Maamulka Somaliland oo hada diyaar garoobay, helayna saanad… Sii akhri