Kaydka Warka
Arkiifiyada April, 2010
Adeega Internet ka oo indhawaalaba ka maqnaa magaalada lascanod oo dib u soo noqday
Magaalada Laascaanood.Waxaa hawada dib u soo galay isticmaalka internetka yadoo mudo kudhow ilaa isbuuc uu netku ka maqnaa Ciladan internetku mudadaa ku maqnaa oo ka timi kadib markii roobab laxaad leh oo wata Danab iyo Onkod xad… Sii akhri
Gudoomiyihii G.sool u qaabilsanaa dirta waqooyi oo maalmaha soo socda ku soo beegan gobolka sool
Gudoomiyihii gobolka sool ee maamulka dirta waqooyi ee iskood isugu magacaabay Somaliland Horgale Faarax askar ayaa dhawaan lagu wadaa in uu dib ugu soo laabto caasimada gobolka sool ee laascaanood kadib markuu gudoomiyihu ka soo baxay isbitaal… Sii akhri
4-askari oo ka tirsan mamulka s/land oo kufsi u gaystey gabadh reer laascanod ah oo isla markaana Umul ah
Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Afar kamid ah ciidamada maamulka Somaliland ee dagan duleedka magaalada Laascaanood ay ku kaceen falal si wayn ay uga soo horjeesteen shacabka Magaaalada Laascaanood.Falkaas oo kii ugu danbeeyey ahaa iyagoo… Sii akhri
Ciidamada bada France oo qabqabtay Burcad badeed kana burburiyay dooni ay wateen.
Markab dagaal oo ay ciidamada bada France leeyihiin ayaa burburiyay dooni ay B/badeedu lahaayeen xili ay mraysay meel 438 Mile u jirta xeebaha Soomaaliya,waxaana ay gacanta ku dhigeen 11 Burcad badeed ah oo saarnaa doonidaas. Markabka dagaalka… Sii akhri
Burcad badeeda oo ku gacan sayray lacago ay Mulkiilayaasha Markabka Sambo dream usoo bandhigeen.
Wadahadalo ay B/badeeda Soomaalida iyo mulkiilayaasha Markabka Samho Dream ku wada jireen ayaa fashilmay kadib markii ay labada dhinac isla meel dhigi waayeen cadadka madax furashada ee Markabka laga bixinayo. Wadahadalada oo maalmihii ugu… Sii akhri
Mudanayaal ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo soo dhaweeyay hadalkii Madaxweynaha
Muqdisho Mudanayaal ka tirsan Baarlamaanka dowladda KMG ah ee Soomaaliya, oo kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho, ayaa soo dhaweeyay hadalkii Madaxweynaha Soomaaliya, mudane Shariif Sh. Axmed, ee ahaa in la dhameeyay khilaafkii u dhaxeeyay… Sii akhri
Wasiirka arrimaha dibada Soomaaliya iyo wafdi uu horkacayo oo dalka dib ugu soo laabtay
Muqdisho Wasiirka arrimaha dibada xukuumadda KMG ah ee Soomaaliya mudane Cali Axmed Jaamac (Jingili) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa ka soo degay garoonka diyaaraddaha caalamiga ah ee magaalada Muqdisho Wasiirka ayaa warbaahinta uu sheegay… Sii akhri
Alshabaab oo faah faahin ka bixiyey Qaraxii Ismiidaaminta ka dhacay Muqdisho Maalinimadii Talaadada
Maamulka Xarakada Alshabaab ayaa faah faahin ka bixiyeen qaraxii ismiidaaminta ahaa ee maalinimadii Talaadada aynu soo dhaafnay lagu weeraray Ciidamada AMISOM fariisinka Cusub ay ka samaysteen Xaruntii hore Bankiga Ganacsiga Degmada… Sii akhri
Madaxweynayaasha dalalka Soomaaliya iyo Yeman oo ka wada hadlay waxyaabaha ugu danbeeyay ee ka dhacay gobalka
Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Yeman ayaa ka wada hadlay xaaladdaha labada dalka kadib xiriir ay ku yeesheen khadka telefoonka. Wakaaladda wararka u faafisa dalka Yeman ee Saba ayaa shaacisay in Madaxweynaha dalka Yeman, Cali… Sii akhri
Inter oo la mari waayey Final u gudubtey
Inter Milan waxa ka muuqatay inay ku soo talo galeen inay ku mitidaan labadii gool ee hore ee ay kaga badisay, Barcelona ciyaartii hore ee ka dhaday Milan, waana kaga dhabeeyeen. Dad ku dhawdhaw ilaa 100,000 oo qof oo ka tirsan… Sii akhri
