Kaydka Warka
Arkiifiyada March, 2010
Shacabka Magaalada Boosaaso oo Faroole ku dhaliilaya wax qabad la aanta dowladiisa xili Maanta dab xoogan ka kacay Kaamka boqolka Buush.
Shacabka Magaalaa Boosaaso ayaa si cara leh u dhaliilay maamulka C/raxmaan Faroole kadib markii uu dab khasaare fara badan geystay uu maanta ka kacay gudaha Kaamka boqolka Buush ee ay dadka soo barakacay dagan yihiin kaas oo ku yaala waqooyi… Sii akhri
Qabuuro burburinta Al shabab ee Muqdisho oo maalintii Afaraad galay.
Maamulka Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ee gobolka Banaadir ayaa maalintii 4-aad waxa ay howlo Qubuuro burburin ah ka wadaan gudaha magaalada Muqdisho. Maanta ayaa Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab waxa ay burburiyeen Qabri ku yaala… Sii akhri
Ciidamada bada EU-da ee howl galka Atlanta oo sii daayay 6 Burcad badeed ah.
Ciidamada bada Midowga Yurub ee la dagaalanka Burcad badeeda u jooga xeebaha Soomaaliya ayaa sii daayay 6 Burcad badeed Soomaali ah oo ay labo maalin ka hor ka qabteen badweynta India xili ay ku tuhmeen in ay weerareen Markab laga leeyahay… Sii akhri
Faroole oo ku guul daraystay in uu Maraykanka ka helo taageero xilka looga qaadayo Cismaan Diyaano
Madaxweynaha haatan ee Puntland C/raxmaan Faroole ayaa ku guul daraystay in uu Maraykanka ka helo taageero uu xilka uga qaadi karo Cismaan diyaano oo ah agaasimaha guud ee hay ada PIS-ta. Faroole waxaa uu laban maalin ka hor soo gaaray… Sii akhri
Maamulka gobolka Banadir ee DKMG oo bilaabay burburinta goobo ku dhow garoonka Aden cade Air port
Maamulka Gobolka banaadir ee DKMG ayaa maanta burburiyay Dhismayaal u badnaa Jiingado iyo Cooshado kuwaas oo ku yaala deegaanka Afisione ee ku dhow Airporka Aden cade magaalada Muqdisho. Waxaa ay ahayd Maalmo ka hor xiligii ay maamulka… Sii akhri
Kulan heer wasiir ah oo loogu sii gogol xaarayo Shirka madaxda Jaamacada carabta oo ka dhacay (Sirta) Liibya
Shirka wasiirada arimaha dibada jaamacada carabta ee magaalda Sirta ee wadanka Liibiya ayaa la filayay in uu manta furmo,waxaana lagu wadaa in ajandaha ugu wayn ee looga hadli doono ay tahay sidii wax looga qaban lahaa xaaladaha dhibaato ee… Sii akhri
Dalxa oo ka dayriyay agab la aanta haysata baarlamaanka Soomaaliya.
Gudoomiye ku xigeenka koowaad ee Barlamanka Soomaaliya ayaa ka dayriyay qalab la aanta hay sata mudanayaasha Barlamanku oo aanan heysan xiligaan qalabkii ay ku shaqeyn laheeyeen. Waxaa uu Ku simaha gudoomiyaha Barlamanka KMG ee Soomaaliya… Sii akhri
Dowlada Spain oo wareejinaysa 7 Burcad badeed oo uu mid mayd ah ku jiro.
Dowlada Spain ayaa la filayaa in 6 Burcad badeed Soomaali ah ku wareejiso dowlada Kenya ama jasiirada Sycheles kuwaas oo ay ciidamada bada wadankeedu ka qabteen xeebaha Soomaaliya xili ay doonayeen in ay weeraro Burcad badeednimo… Sii akhri
TACSI
INAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJUCUUN. DHAMAAN QURBO JOOGTA BEESHA MAXAMUUD UGAADHAYAHAN OO AY UGU HOREEYAAN:- CAAQIL CISMAAN C/LAAHI JAAMAC(GAABAY) CAAQIL C/RISAAQ MAXAMED XASAN FALAALUG DHAMAAN REER CARTAN MAXAMED IYO DHAMAAN BEESHA MAXAMUUD… Sii akhri
Ciyaaryahan Ghana u dhashay o Muslimay
Ciyaar yahan u dhashay wadanka Ghana oo diinta islaamka qaatay Ciyaaryahankan oo lagu magacabo Ismael Addo ayaa shalay si dhab ah u xaqiijiyey inuu diinta islaamka ku soo biiray, Ismael Addo ayaa dhamaanba ciyaryahanada ay isku qaranka… Sii akhri
