Advertisement

Kaydka Warka

Arkiifiyada March, 2010

Maxaabiista laga qaaday laascaanood oo maanta maxkamadoodii laga furay mandheera

Magaalada Mandheera oo ku taala Wadada u dhaxeysa Magaalooyinka Hargaysa iyo Bar bar ee Somaliland ayaa waxaa maanta waxaa ka furmay Maxkamad lagu qaadayo ku dhawaad 10 qof oo lagu eedeeyay in ay ku lug lahaayeen qaraxyadii sanadkii hore ka… Sii akhri

Qaar ka mid ah Wadayaasha Gaadiidka Magaalada Balad-weyne oo Xabsi la dhigay.

Balad-weyne: Maamulka Ururka Xisbul Islaam ee magaalada Balad-weyne xarunta gobolka Hiiraan ayaa xabsiga dhigay qaar ka mid ah darawalada gaadiidka ee ka howlgalo magaaladaas, kuwaas oo lagu eedeeyay in ay ka dhaga adaygeen awaamiir maamulkaasi… Sii akhri

Ururka Dhalinyarada ee dib u xoraynta ssc oo warqad soo gaadhsiiyey xafiiska SR new

Ururkan ayaa baaq u soo jeedinaya isimada SSC ee ku sugan Buurawadal Baaqauna wuxuu u qornaa Sidan Ururka Dhalinyarada ee    Xarunka Gobolka Sool                                        Dib u Xoreyta… Sii akhri

Chelsea ayaa 7-1 ku dirtay Kooxda Aston villa iyo arsenal oo la qabtay

Chelsea ayaa 7-1 ku dirtay Kooxda Aston villa iyo arsenal oo la qabtay Kooxda chelssea ayaa ku jirta sadexda kooxood ee ku tartamaya horyaalka ingiriiska yadoo ciyaartan ay ahayd ciyaar saaaasheeda lagu wadey mid aan la kala badin karin… Sii akhri

Booliska DKMG ee Saldhiga Degmada X/weyne oo Maanta Dilay nin Hubaysan oo Xiran Dareeska Askarta Dowladda Soomaaliya.

  Muqdisho Ciidamada Booliska Saldhiga Degmada X/weyne ee Gobolka Banaadir ayaa meel aan ka dheereen Saldhigga Ciidamada waxay ku toogteen nin Hubeysan islamarakaasna gashanaa Direeska Ciidamada Militeriga Dowlladda kumeelgaarka,waxana… Sii akhri

Degmada Afgooye oo uu Ka Dillaacey Cudurka Shuban Biyoodku

Degmada Afgooye ayaa 24 Saac ee aan soo dhaafney waxa ka dillaacey Cudurka Shuban Biyookda,kaas oo si gaar ah u haleeley Caruurta yarar ee Degmadaas ku dhaqan,waxana u geeriyootey dhowr caruur ah halka ay la ildaran yihiin tiro kale oo… Sii akhri

Puntland iyo Shirqoolka Isbedeldoonka [Warbixin Dheer

Ka dib Markii Shalay Garoonka Kenya lagu Hakiyay Hoogaanka Isbedeldoonka ee reer Sool Saleebaan Ciise Aar oo Loo Yaqaan Xagla Toosiye iyo ku Xigeenkiisa Mr Cali Sabriye Labadan Masuul ayaa qorshahoodu ahaa inay u duulaan Dalka Somaliya halkaasi… Sii akhri

Afduub dhiig ku daatay oo kooxaha Burcad badeeda Soomaalida ku qabsadeen Doon Kalluumeysi Yemen leedahay

Xaradheere Dooni laga leeyahay dalka Yemen oo ah kuwa Kalluumeysiga ayaa afduub dhiig ku daatay ku qabsadeen kooxaha Burcad Badeeda Soomaalida. Doonidan oo si sharci daro ah uga kalluumeysanaysay Xeebaha Soomaaliya waxaa weerar ku qaadeen… Sii akhri

Mid ka mid ah Golayaasha Wasiirada Dowladda KMG oo xalay ka bad baaday isku day la doonayay in lagu qaarajiyo

  Magaalada Wararka naga soo gaaraya Caasimada Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya xalay kooxo hubaysan weerar Bambooyinka Nooca F1ta ah ku qaadeen guriga mid ka mid ah Golayaasha Wasiirada Dowladda KMG ee Soomaaliya.   Sheekh… Sii akhri

Garaad Jaamac Oo Hakiyey Kulankii Dhexmari Lahaa Isaga Iyo Madaxdhaqameedka Garoowe

  Wararka aanu ka helayno magaalada Buurawadal ayaa waxa ay sheegayaan in Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil Hakiyey kulankii uu la qaadan lahaa Madaxdhaqameedka beesha Ciisa maxmuud eek ala ah Islaan Ciise iyo Suldaan Garaare oo uu casuumad… Sii akhri