Advertisement

Kaydka Warka

Arkiifiyada March, 2010

Madaxweynaha dowladda KMG oo kullamo gaar gaar ah Magaalada Addis ababa kula qaatay Madaxweynaha maamulka isku Magacaabay Puntland iyo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya

Addis ababa Xarunta Dalka Itoobiya ayaa sheegaya madaxweynaha Dowladda KMG ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed Magaaladaasi kullamo gooni gooni ah la qaatay Madaxweynaha maamulka isku Magacaabay Puntland C/raxmaan Faroole iyo… Sii akhri

Ciidamo ka tirsan Dowladda KMG oo xalay qarax lagu weeraray Xaafada Afisyooni ee Magaalada Muqdisho.

Muqdisho Wararka naga soo gaaraya Xaafada Afisyooni ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya xalay kooxo hubaysan qarax Bambooyin ku weerareen Ciidamada Dowladda KMG ku sugan xaafadaasi. Qaraxan ayaa loo adeegsaday bam gacmeed qaraxa kadibna… Sii akhri

Dagaalo siyaabooyin kala duwan xalay uga dhacay qeybo ka mid ah Caasimada Magaalada Muqdisho iyo Xarakada Al-shabaab oo guulo ka sheegatay dagaaladaasi

Sarmaanyo.com: Breaking News

Muqdisho.Wararka naga soo gaaraya Caasimada magaalada Muqdisho ayaa sheegaya xalay dagaalo culus oo la isku adeegsaday garneelada garbaha laga tuuro iyo hubka kale ee Culus dhex maray dhinacyada islaamiyiinta iyo Ciidamada Dowladda KMG oo garab ka… Sii akhri

Wariyayaal Soomaaliyeed oo ku sugan dalka Uganda ayaa la kulmay Ganacsade Muuse Xareed oo mar isku soo taagay Xilka Madaxtinimada ee Soomaaliya.

Kampala Wariyayaashani oo ay ka mid ahaayeen Wariye Cilmi Cismaan (Boodhari), Maxamuud Dhaqane Nuur (Gacmadheere), Maxamed Faarax (Duurgal), Khaliil Bashiir Macalin iyo Weliba Wariye Xuseen Cabdulaahi Xasan (Hanad) ayaa waxa ay isla soo… Sii akhri

Ciidamada Badda Maraykanka oo bad baadiyey Dooni ay la socdeen Tahriibayaal Soomaali ah oo doonayeen in ay u talaabaan Dalka Yemen

Warbixin ay soo saareen Ciidamada Badda Dalka Maraykanka ayaa lagu sheegay in ay bad baadiyeen Ciidamadaasi Dooni ay la socdeen Tahriibayaal Soomaali ah, tahriibayaashaasi oo doonayeen in ay safar ku galaan Dalka Yemen. Doonta ay la… Sii akhri

Maamulka Ururka xizbul Islaam Gobolka Hiiraan oo faah faahin ka bixiyey howlgalo burcad sifayn ah oo ay ka sameeyeen inta u dhaxaysa Gobolada Hiiraan iyo Sh/dhexe.

Balad-weyne Afhayeenka Maamulka Ururka Xizbul Islaam Gobolka Hiiraan Sheekh Wehliye ayaa faah faahin ka bixiyey howlgalo burcad sifayn ah Ciidamada ururkaasi ka sameeyeen wadada isku xirta Gobolada Hiiraan iyo Sh/dhexe. Afhayeenka ayaa… Sii akhri

Golaha Dhaqanka beelaha hawiye oo ugu baaqay kooxaha Burcad Badeeda in ay si sharuud la’aan ah ku sii daayaan Doomo u raran Ganacsato Soomaali ah.

Muqdisho Afhayeenka Odayaasha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha hawiye Nabadoon Axmed Diiriye Cali ayaa ugu baaqay kooxaha Burcad Badeeda Soomaalida in ay si sharuud la’aan ah ku sii daayaan in ka badan 9 Doomo ganacsato Soomaali ah u raran… Sii akhri

Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay Xoghayaha Guud ee Jamciyada Quruumaha ka dhexaysa, Ban Ki-Moon iyo Ra’iisul wasaaraha Turkey-ga Rajib Dayib Ordugan

  Wararka aanu ka helayno dalka Liibiya ayaa sheegaya in Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya Sheekh  Shariif Sheekh Axmed uu kulamo kala gooni gooni ah la yeeshay Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay  Ban ki Moon, ergayga gaarka ah ee Soomaaliya u… Sii akhri

Banaan Baxa lagaga soo horjeedo P/land oo ka dhacay Buuhoodle

Waxaa xaruunta gobolka cayn ee buuhoodle ka dhacay mudaharaad wayn oo lagaga soo horjeedo maamul goboleedka p/land, mudaharaadkan waxaa soo qaban qaabiyey bulshada kun dhaqan caasimada gobolka cayn, Dibad baxan ayaa waxaa lagu taageerayaa… Sii akhri

Madaxweynaha maamulka isku Magacaabay Puntland C/raxmaan Faroole oo maanta u dhoofay Magaalada Addis Ababa ee Xarunta Dalka Itoobiya

Boosaaso Wararka naga soo gaaraya Magaalada Boosaaso ee Maamulka isku magacaabay Puntland sheegayaan barqanimadii Maanta Magaaladaasi ka dhoofay wafdi uu hogaamiyay Madaxweynaha maamulkaasi C/raxmaan Faroole. Garoonka diyaaradaha Magaalada… Sii akhri