Advertisement

Kaydka Warka

Arkiifiyada February, 2010

A.cole oo Gogol dhaaf sameeyey iyo Mulkiilaha chelsea oo sharciyo adag ku soo rogay ciyaaryahanda kooxda

         mudo yar kaliya ayaa laga joogo kadib markii Kabtanka kooxda Chelsea John Terry ay ku soo baxday fadeexad ku aadaan in uu la galmooday haweeneey lagu magacaabo Vannessa waxaa soo baxday in daafaca kooxda Chelsea iyo wadanka… Sii akhri

Qaar Kamid Ah Gaadiidkii WFP U Rarnaa Oo Lagu Dhacay Gobolka Mudug-

 Afduubka gaadiidkan ayaa la xaqiijiyay, iyadoo gaadiidkan ay afduubteen kooxo dablay kadib markii ay jidka u galeen. Gaadiidkan oo ahaa nooca xamuulka qaada ayaa u rarnaa Hay’ada Cuntada Adduunka ee WFP,iyagoo siday deeq hay’adu u waday dadka… Sii akhri

Madaxtooyada Somaliland oo si kulul u beenisay Warar sheegayay in uu Geeriyooday Madaxwayne ku Xigaha SL

Xukuumada Somaliland ayaa waxba kama jiraan ku tilmaantay warar ilaa saaka la isla dhex marayay oo sheegayay in uu Geeriyooday Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin. Waxa sidaasi lagu beeniyay War-saxaafadeed ka soo baxay… Sii akhri

Wasiiro S/land ah oo balan qaado ay sameeyeen aan wali wax laga hayn +Video

Waxaa in dhawaalabe ku sugnaa magaalada laascaanood wasiiro tiradoodu gaadhayso ilaa iyo 8 wasiir waxaana kamid ahaa wasiirka boosaha iyo isgaadhsiinta wasiirka cadaalada,wasiirka arimaha gudaha,wasiiru dowlaha waxbarashada,wasiirka gaashaan… Sii akhri

Wasiiro Maanta Kormeer ku maray Qaybo kamid ah xaruumaha Dowlada.Daawo Video

Waxaa maanta Kormeer ku maray xarumaha dowlada qaar kamid ah Wasiiro ay kamid yihiin Wasiiru dowlaha waxbarashadda Qawdhagayset wasiirka cadaalada Casoowe,koormeerkan ayay ku tageen guriga gobolka,wasaaradda maaliyada, Dowlada hoose ee… Sii akhri

TAHNIYAD. Reerkii lagu nastee lagu nagaado

Dhamaan jaalliyadda SSC Norway. Dhamaan Qurbo joogta Maxamuud ugaadhyahan oo ay hormuud u yihiin Caaqil C/risaaq Maxamed Xasan iyo Caaqil Cismaan C/laahi Jaama( Gaabay). Dhamaan reer Cartan Maxamed. Waxay tahniyad u dirayaan… Sii akhri

Ciyaaryahan Vanpeirse oo Soo kacaya iyo Arsenal oo 6 dhibcood laga sareeyo Hogaaminta horyaalka

  Xiga caanka ah ee kooxda arsenal ciyaaryahankan oo garoomada ka maqnaa in mudo ah ayaa dhaawac ka soo gaadhay Canqowga lugta midig. dhanka kale taba baraha xulka holland ayaa sheegay in ay suuro gal tahay in uu Vanpersie dib u soo laabto… Sii akhri

Chelsea oo Balasha Laga rifay Sevila iyo csk moscow oo is mari waayey

Ciyaar aad u xiiso badan ayaa dhex martay labada kooxeed ee intar milan iyo Chelsea Ciyaartan ayaa ahayd mid si wayn looga xiisaynayey dunida oo dhan dad badana u hanqal taagayeen cida guushi raaci doonto. waxaa marti loo ahaa Kooxda Inter oo… Sii akhri

Maxamuud Cali maxamed oo kamid ah saraakiisha Tiknikada SSC oo waraysi siiyey SR.News (dhagayso)

Maxamuud Cali maxamed oo ah taliyaha Gaadiidka Gobalada SSC ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay warar dhawaan lagu qoray qaar ka mid ah Websiite’yada Haba waraysi uu siiyey Sarmaanyo.com ayuu faahfaahin dheeraad ah kaga bixinayaa xogta dhabta ah… Sii akhri

Wasaarada gaashaandhiga ee Kenya oo beenisay in Ciidamo Soomaaliyeed lagu tababarayo gudaha Kenya

Wasaarada gaadhaandhiga ee dalka Kenya ayaa maanta waxaa ay beenisay warar sheegaya in ay jiraan ciidamo Soomaaliyeed oo lagu tababaro qeybo ka mid ah dalka Kenya. Orwa Ojedeh oo ah masuul ka tirsan wasaarada Gaashaandhiga ee dowladda Kenya ayaa… Sii akhri