Advertisement

Kaydka Warka

Arkiifiyada February, 2010

Zidane oo Noqday Ciyaaryahanka ugu qaadashada badan Kaadhka cas

xidigii weynaa ee qaranka Faransiiska Zinadine Zidane ayaa ah ciyaaryahanka qaatay tirada ugu badan ee calaamadaha ama kaadhadhka jaalahaiyo casaanka taariikhda koobka aduunka isagoo 6 kaar qaatay waqtigii uu cayaarayey tartamadii koobka aduunka… Sii akhri

Laascaanood oo laga dareemayo Jawi roobaad iyo abaaro daba dheeraaday oo ka jiray qaar kamid ah G.Sool+Sawiro

Laascaanood oo laga dareemayo Jawi roobaad,Jawiga guud ee magaalada laascaanood oo isbadalay yadoo cirka lagu arkayo daruuro fara badan iyo curashada roobka oo meelo badan oo kamid ah g/sool ka curtay guud ahaan jawiga laascaanood ayaa ah mid aad… Sii akhri

Maamulka ahlu sunna ee gobolada dhexe oo galabta soo dhisay inta badan golaha fulinta ee maamulkaasi

Maamulka Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljamaaca ee gobolada dhexe ee dalka Soomaaliya ayaa galabta soo dhisay  inta badan Golaha fulinta ee maamulkaasi. Gudoomiyaha Golaha fulinta ee maamulka Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljamaaca Sheekh… Sii akhri

Xasan Daahir aways oo ka digay dagaal dhex mara waxa uu ku tilmaamay mujaahidiinta Islaamiyiinta ee ku sugan gudaha dalka Soomaaliya

  Gudoomiyaha Ururka Xisbul Islaam Sheekh Xasan Dahir Aweys ayaa ka digay dagaalo qaraar oo dhex mara waxa uu ku tilmaamay mujaahidiinta Islaamiyiinta ee ku sugan gudaha dalka Soomaaliya. Xasan Daahir oo la hadlayey boqolaal dadweyne oo… Sii akhri

Guri ku yaal Xamar jajab oo dumay iyo caruur ku dhaawacantay

Ilaa 7-Caruur ah ayaa dhaawacantay kadib markii uu ku soo dumay guri ku yaala degmada Xamar Jajab ee gobolka Banaadir. Dhaawaca 7-dani Caruurta ah ayaa yimid kadib markii uu ku soo duntay mid kamid ah Daaraha ku yaala degmada Xamar Jajab ee… Sii akhri

Qarax sababay Dhimasho iyo dhaawac oo galabta lala beegsaday gaari ay wateen Ciidamo katirsan dowladda

Qarax sababay Dhimasho iyo dhaawac ayaa galabta waxaa lala eegtay gaari ay wateen Ciidamo katirsan dowladda KMG Soomaaliya kaasi oo marayay nawaaxiga Isgoyska Maanaboolyo ee magaalada Muqdisho. Qaraxani oo ahaa Miinada dhulka lagu aaso lagana… Sii akhri

madaxwayne Faroole oo dhamaan maamulkii G/bari kala diray mid ku meel gaadh ahna magacaabay..

 Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland ayaa  gabi ahaanba kala direy dhamaan maamulkii gobolka Bari iyadoo uusan  arrintaasi ka bixin wax faahfaahin ah oo ku aadan sababaha kalifey   inuu kala diro maamulka Gobolka Bari Wareegto ka soo… Sii akhri

Spain oo sheegtay inay hormuud u noqonayso ciidamo loo tabab baro Dowlada somalia

Dowladda Spain ayaa waxa ay sheegtay in ay Hormuud u noqoneyso Midowga Yurub tababarka ay u sameenayaan Ciidamada dowladda KMG Soomaaliya. Wasiirka Gaashaandhiga ee wadanka Spain Carme Chacon oo warfidiyeenada kula hadlayay magaalada Palma de… Sii akhri

Kooxaha Burcad badeeda Soomaalida ayaa toogtay Muwaadin Yemani ah xilli ay doonayaan in ay qafaashaan Markab Kaluumaysi

Kooxaha Burcad badeeda Soomaalida ayaa toogtay Muwaadin Yemani ah xilli ay doonayaan in ay qafaashaan Markab Kaluumaysi oo laga leeyahay wadanka Yemen iyadoo dhanka kale dowladda Yemen ay sheegtay in ay gacanta ku dhigtay ku dhawaad 40-kamid ah… Sii akhri

Markab dagaal iyo ciidamo ka socda dowladda wadanka Ruushka ayaa ku soo biiray Maraakiibta Ururka Midowga Yurub ka jooga xeebaha Soomaaliya

Markab dagaal iyo ciidamo ka socda dowladda wadanka Ruushka ayaa ku soo biiray Maraakiibta Ururka Midowga Yurub ka jooga xeebaha Soomaaliya si ay ula dagaalamaan burcad badeeda Soomaalida. Markab dagaal iyo ciidamo farabadan oo kuwa badda ah… Sii akhri