Kaydka Warka
Arkiifiyada February, 2010
Rag walxaha qarxa aasayay oo mid lasoo qabtay midna la dilay +sawiro
Maamulka degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho ayaa maanta saxaafadda usoo bandhigay meydka mid ka mid ah rag xalay ku aasayay miinooyin xaafadda Buulo Xuubey iyadoo mid kale oo ay gacanta ku dhigeena dhigay xabsiga. Gudoomiyaha degmada Wadajir… Sii akhri
Manchester City Oo Ku Digatay Chelsea
Labada kooxood oo ciyaar farsamo leh la soo baxay isla markaasna ku haminaya in ay gool la yimaadaan ayaa waxaa mar kale gool qurux badan ugu deeqay Man City ciyaaryahan Craig Bellamy daqiiqadii 51`. Inkastoo kooxda Chelsea ay dadaalo badan… Sii akhri
Wasiirka warfaafinta iyo wafdigiisa oo la kulmay jaaliyada Soomaaliyeed ee gobalka Virginia ee dalka Mareykanka
Virginia Wasiirka warfaafinta dowladda KMG ah ee Soomaaliya, mudane Sh. Daahir Maxamuud Geelle iyo wafdi uu hogaaminaayo oo booqasho shaqo ku joogay dalka Mareykanka, ayaa kulan la qaatay jaaliyada Soomaaliyeed ee dalka… Sii akhri
Ra’isal wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay dhigiisa dalka Liibiya.
Tripol i Ra’isal wasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminaayo oo booqasho shaqo ku joogay dalka Liibiya, ayaa kulan la qaatey dhigiisa dalkaasi Kulankan dhexmarey Ra’isal wasaaraha Soomaaliya mudane Cumar… Sii akhri
Ciidamo ka tirsanaa Xisbul Islaam oo Maanta isu soo dhiibay Dowlada KMG ah ee Soomaaliya
Gudoomiyaha Degmada Wada-jir Axmed Xasan Caddow (Daaci) iyo Taliyaha Ciidamada Milatariga Dowlada KMG Soomaaliya ee Deegaanka Kaxda ayaa shir jaraa’id oo ay si wada jir ah Muqdisho ugu qabteen ayay waxay ku soo bandhigeen ciidamo ka soo goostay… Sii akhri
Midowga Afrika oo ugu baaqay beesha Caalamka in kaalmo Milatari oo deg deg ah ay siiyaan dowladda KMG Soomaaliya
Ururka Midowga Afrika ayaa waxa ay ugu baaqeen beesha Caalamka in kaalmo Milatari oo deg deg ah ay siiyaan dowladda KMG Soomaaliya. Kadib kulankii 217-aad oo ay yeesheen Golaha amaanka iyo nabada ee Midowga Afrika oo dhacay 25-kii bishan February… Sii akhri
Baarlamaanka oo shaqo u abuuray qaar ka mid ah ardayda Soomaaliyeed.
Muqdisho Baarlamaanka Soomaaliya, ayaa qaar ka mid ah ardayda Soomaaliyeed ee soo dhameystay waxbarashadoodii jaamacadda iyo tan macaahiida ku dhiiri geliyay in ay shaqo u abuuraan. Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya, mudane Sh. Aadan Maxamed Nuur… Sii akhri
Wasiiru dowlaha Wasaarada qorsheyta iyo iskaashiga caalamiga ah oo kormeer ku tagey xaruntii hore ee Golaha shacabka.
Muqdisho Wasiiru dowlaha Wasaarada qorsheynta iyo iskaashiga caalamiga ah Prof. C/laahi Sh. Cali Qaloocoow, ayaa sheegay in Wasaarada qorsheyntu wado qorshayaala lagu dayactirayo dhismayaashii dowladda ee ku burburey dagaaladii dalka ka dhacay…. Sii akhri
J.terry iyo bridge oo iska hor imaanaya kulanka maanta.iyo qubanayaal kale oo caalami ah
Cecs Fabregas mar2aad ayaanu ka badinaynaa Stoke Kabtanka Kooxda arsenal cesc Fabregas ayaa sheegay in kooxdiisu ay mar 2aad ka badin karaankooxda Stole City Ciyaaryahan Wayne Bridge oo ka ciyari doona ciyaarta Chelsea iyo kooxdiisa M.City… Sii akhri
Kooxaha Burcad badeeda Soomaalida ayaa wax ay wacad ku mareen in ay beegsan doonaan nolosha Kaluumaysatda dalka Yemen.
SR News Kooxaha Burcad badeeda Soomaalida ayaa wax ay wacad ku mareen in ay beegsan doonaan nolosha Kaluumaysatda dalka Yemen. Hajabaadahan ka imaanaya kooxaha Burcad badeeda Soomaalida ayaa yimid ka gadaal markii Markab dagaal oo lagu… Sii akhri
