Kaydka Warka
Arkiifiyada ‘Barnaamijyada Gaarka ah’ Category
Macalinka Kooxda PSG iyo Kooxdiisa oo Iska Duubay Hees Muuqaalka ah (DAAWO VIDEO)
Qore editor T. 28-Mar-2012
Carlo Ancelotti iyo dhamaan ciyaartoyda kooxda Paris Saint-Germain ayaa isagu diyaariyay kulanka ay la leeyihiin Bordeaux iyagoo duubay heesta astaanta u ah kooxda. ‘Allez Paris Saint-Germain’ ayaa waxaa qoray kooxda fanka ee Les Parisiens… Sii akhri
Waligaa Ma aragtey qof hdii uu cuntada Caadiga ah cuno ku dhimanaayo Waa Baraanmij yaab badan..
Qore editor T. 28-Mar-2012
Waligaa ma aragtey qof hdii uu cuntada caadiga ah cuno ku dhimanaayo? Wiil yar oo yar oo 9 sano jir ah ayaa waxaa la sheegay inuu qabo cudur aan horey loo arkin oo la yaab leh kaas oo ah inuu wiilkaas uu xasaasiyad ama alerjik uu ku qabo cuntada… Sii akhri
Daawo Gabar Dhididkeedu Yahay Dhiig Ilinteeduna Tahay Dhagax Subxaanalaah
Qore editor T. 28-Mar-2012
Subxaanalaaah Bal kawaran qof ay dhowr dhib isugu darsameen oo misna dumar ah ? Gabar u dhalatay wadanka Yaman ayaa habeenkii koobaad ee arooskeeda waxaa jirkeeda kasoodaatay dhiig halkii uu dhidid kasoobixi lahaa, waxaana in dheheeda ka soo daatay… Sii akhri
SHIRKII GAROOWE FASHILAAD IYO GUUL DARRO.
Qore editor T. 26-Dec-2011
Mahad oo dhan Allah ayaa iska leh-Naxariis iyo Nabadgelyo Suubane Rasuulkeena(Muxamed CSW)korkiisa,Ayaan darro joogto ah fashilaada shirarka Somaaliyeed waana arrin mar walba dhaawc ku ah qaranimada iyo ka bixida xaaladaha murugadooda leh intii… Sii akhri
ABWAAN JAAMAC KEDIYE CILMI SUUGAAN WADANI QIIMAHA WEYN LEH
Qore editor T. 01-Dec-2011
Mahad oo dhan Allah ayeey u sugnaatay,Naxariis iyo Nabadgelyo Suubane Rasuulkeena(Muxamed CSW)Korkiisa,Suugaantu dhaxal gal qiimo weyn u leh guud ahaan Qoomiyadda Somaaliyeed weliba inta Dareenka wadaniyadeed iyo Dal jaceylka ku saleeysan iyadoo… Sii akhri
Xafladahii sanad guuradda 2aad ee SSC oo weli ka socda daafaha adduunyadda. Daawo colombus iyo heestii Taleex mardhow waanu tagaynaa.
Qore darwiish T. 19-Oct-2011
Hambalyaanu leenahay SSC. Waa halku dhigyada xafladaha isdaba joogga ah ee loogu dabaal degeyo sanadguuradda aad ee SSC. Halkan ka daawo Xafladii SSC ee OHIO oo ay ka dhex muuqato halyeeyadda qaranka soomaaliyeed ee caanka ah Saado Cali… Sii akhri
VIDEO: SomaliChennelTV oo arrimaha xadaynta badda Soomaaliya ka waraystay Ra’iisul Wasaaraha DFKMG
Qore editor T. 02-Oct-2011
VIDEO: SomaliChennelTV oo arrimaha xadaynta badda Soomaaliya ka waraystay Ra’iisul Wasaaraha DFKMG… Sii akhri
Gaalkacyo: Go’aankii Isimada Nabadeynta, Jawaabtii Leelkase & Xanaaqii Puntland (VIDEO)
Qore editor T. 27-Sep-2011
Gaalkacyo VIDEO lagu soo daabacay shabakadda Horumar Online ayaa muujinaya sida ay wada hadaladii Gaalkacyo ku dhaceen qaabka ay guddiga nabadeyntu uu waajaheen, iyo jawaabaha Puntland iyo waxgaradka Leelkase ka yiraahdeen. Halkaan Gujji si aad u… Sii akhri
Farmaajo oo si diiran loogu soo dhaweeyay Minnesota, daawo sawirada
Qore editor T. 06-Sep-2011
Waxaa magaalada Minneapolis si diiran loogu soo dhaweeyay Ra’iisal Wasaarihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Maxamed Farmaajo. Waxaa loo sameeyay oo loogu talagalay labo barnaamij oo waaweyn. Waxaa loo kireeyay Minneapolis Convention… Sii akhri
Shirkadda Isgaarsiinta ee Golis oo hadiyado gudoonsiisey dhakhaatiirtii Turkish ka ahayd
2/Oct/2011 •
Bosaso Intii xafladaasi ay socotay Shirkada Isgaarsiinta Golis waxay hadiyado … Read more...
Madaxweynihii Hore C/laahi Yuusuf Oo Soo Dhoweeyey Shirkii Wadatashiga(Dhageyso
7/Sep/2011 •
Riix Halkaan Si Aad U Dhageysato Wareysiga Uu Radio … Read more...
Warar la xiriira
- Raisulwasaarihii Hore Farmaajo Oo Guul Ku Tilmaamay Shirkii Wadatashiga ee Muqdisho Lagu Qabtay(Dhageyso)
- Garaad C/salaan Xasan oo waraysi Siiyey SRNews kana war bixinaya hawlihii u qabsoomayintii ay wadeen nabadaynta Sarmanyo iyo taleex
- Caaqil Cismaan Caaqil cabdullaahi oo baaq nabadeedugu baaqay Beelaha walalaha ahee masiibadui ku dhexmartay Duleedka Sarmanyo Tacsina udiray eheladii tacsidu soo wajahday.
- Maalintii Calanka Somaliya
- Xasan Daahir Afqudhac M/weyne kuxigeenkii Hore ee Puntland oo Waraysi Xiiso Badan Siiyey Radio Daljir
Magaalooyinka Khaatumo State Of Somalia Waxaa Maanta Ka Socda Olole Nadaafadeed
19/May/2012 •
Maanta oo ah 18May waxaa magaalooyinka khaatumo state of somalia looga yaqaana maalinta … Read more...
Ogaysiis kongresskii koowaad ee jaaliyadaha khatumo diaspora association Sweden oo ka dhacaya Stockholm 26ka may 2012
17/May/2012 •
Ogaysiis kongresskii koowaad ee jaaliyadaha khatumo diaspora association Sweden oo ka … Read more...
...
- Garoonkii Diyaaradaha Taleex Oo La Furay
- Md: Faroole Oo Ka Hadlay Sababaha Keenay Ergadii Puntland In Ay Ka Noqdaan Shirka Muqdisho
- Xafladii ka dhacday magaaladda london 12/05/2012 oo aad u heer saraysay soona qaban qaabiyeey ururka gabdhaha SUROS ee jaalliyadda khaatimo,ayaa masuuliyiintii ka hadashay madashaashi ay soo jeediyeen badidoodu in heesta calanka ee khaatumo state of Somalia ,lagu daro manhajka waxbarashadda ee maamulka khaatumo state of Somalia.
