Advertisement

Kaydka Warka

Arkiifiyada qoraaga

Banaabax balaaran oo looga soo horjeedo duulaanka Somali land ee Widh widh oo ka socda Laascaano

Shacabka reer Laascaano ayaa saaka waxaa ay dhigeen banaabaxyo balaaran oo looga soo horjeedo dagaalka gardarada ah ee ay ciidamada maamulka la magic baxay Somali land ay ku qaadeen deegaanka widhwidh ee gobolka Cayn,waxaana shacabkaasi oo… Sii akhri

Buuhoodle oo degen iyo wadahadal u socda Odoyaasha iyo Ciidamada Ethopia.

Waxaa degenaansho laga dareemayaa  magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka Cayn kadib markii shalay ay dagaalo  ku dhex mareen shacabka deegaanka iyo ciidamo ka tirsan dowlada Ethopia,waxaana jira waan waan ay odoyaasha deegaanka iyo ciidamada… Sii akhri

Dagaalo u dhexeeya ciidamada SSC iyo Maamulka Somali land oo ka socda Widhwidh.

Dagaalo kharaar oo faraha looga gubtay ayaa saaka ka bilowday Magaalada Widh widh ee gobolka Cayn,waxaana dagaalkii ugu dambeeyay ay ciidamada SSC ay ku gubeen labo gaari oo naaca dagaalka ah kuwaas oo ay wateen ciidamada Soomaali diidka ah ee… Sii akhri

Buuhooldle oo degen kadib dagaal ku dhex maray dadka deegaanka iyo Ciidamo Ethopian ah oo magaalada soo galay.

Magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka Cayn ayaa degen kadib dagaal kharaar oo ku dhex maray dadka deegaanka iyo ciidamo Ethopian ah oo kusoo duulay markii ay xanibeen qaar ka tirsan gaadiidka deegaanka oo dhinaca Ethopia qaad ka keeni… Sii akhri

Arday xabsiga loo taxaabay Kadib Banaabaxyo rabshado wata oo ka dhacay Laascaano.

Magaalada Laascaano ee xarunta gobolka Sool ayaa saaka ku waabariisaatay banaabaxayo rabshado wata oo ay dhigayaan ardayada Iskuulada ee magaaladaasi,iyadoona ciidamada Booliska ay xabsiga dhigeen arday badan oo dhiganayay dugsiyada hoose,dhexe… Sii akhri

Mid kamid ah Saraakiisha ugu saraysa Al shabab oo sheegay in ay weerarayeen Muwaadiniinta Maraykanka.

Xarakada Mujaahidiinta Al shabab oo gacanta ku haysa  deegaano badan oo ku yaala Koonfurta Soomaaliya ayaa ku eedeysay qaaxyadii dhowaan ka dhacay Masaajidka C/dalla Shidaaya ee magaalada Muqdisho in ay ka dambeeyeen Maraykanka,iyagoona ku… Sii akhri

Burcad badeeda oo gacanta ku dhigay dooni laga leeyahay Taiwan.

Wasaarada arimaha dibada Taiwan ayaa sheegtay in ay gacanta ku dhigeen Burcad badeeeda Soomaalida dooni laga leeyahay wadanka Taiwan xili ay ku wajahnayd jasiirada Maldaves. Mulkiilaha doonida ayaa sheegay in ay ula dhaqaaqeen Burcad badeedii… Sii akhri

Dowlada Ruush-ka oo shaacisay sababta ay usii daysay Burcad badeeda ay qabteen

Dowlada Ruush-ka ayaa sii daysay 10 Burcad badeed Soomaali ah oo ay ciidamadoodu labo maalin ka hor gacanta ku dhigeen xili ay si xoog ah uga soo furteen Markab nooca shidaalka qaada ah oo ay Burcad badeeda gacanta ku dhigeen xili uu ku… Sii akhri

Wasiirka caafimaadka Puntland oo xilal cusub u magacaabay wasaarada caafimaadka qay bteeda G/bari.

Xaflad lagu magacaabayay xilal cusub oo ay yeelanayso wasaarada caafimaadka qaybteeda G/bari ayaa maalinimadii shalay waxaa ay ka dhacday xarunta machadka caafimaadka Puntland  ee magaalada Boosaaso. Xafladan oo ay kasoo qayb galeen Maamulka… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo ka warbixiyay safarkii uu dibada ugu maqnaa.

Madaxweynaha Puntland C/raxmaan Faroole oo maanta duhurnimadii soo gaaray Magaalada Boosaaso ayaa ka warbixiyay safarkiisii uu dibada ugu maqnaa,iyadoona inta badan sida uu madaxweynuhu sheegay uu safarkiisu diirada saarayay arimaha Burcad… Sii akhri