Advertisement

Kaydka Warka

Arkiifiyada qoraaga

Shariif oo Zenawi kula shirey Addis Ababa una sii gudbi doona Nairobi

Madaxweynaha DKMG Soomaaliya, Shariif Sh. Axmed ayaa magaalada Addis Ababa ee caasimadda Ethiopia wuxuu shalay shir kula yeeshay ra’iisal wazaaraha dalka Ethiopia, Meles Zenawi. Labada nin ayaa markii uu soo gabagaboobay shirkii Midowga… Sii akhri

Dabkii Xalay ka kacay Suuqa Bakaaraha oo Khasaare Xooggan Gaystay

Dabkii xalay ka kacay suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho ayaa geystay khasaare aad u xooggan oo soo gaaray ganacsato Soomaaliyeed oo ka ganacsan jirey shidaalka ka dib markii uu dabku baabi’iyey gebi ahaanba ganacsigoodii. Ganacsatada… Sii akhri

NOKIA N900 oo Qaatay Browser-ka Firefox Mobile

Shirkadda Mozilla ee samaysa browser-ka (program-ka website-yada lagu daalacdo) caanka ah ee Firefox ayaa markii ugu horreysey gaaray in loo adeegsado taleefoonada gacanta lagu qaato ee loo yaqaan “mobile”. Firefox Mobile oo loogu magac daray… Sii akhri

Q.M.: Jannaayo waxay ahayd bishii ugu geerida badnayd Soomaaliya

(Sarmaanyo.com) — Warbixin ay hay’adda Qaramada Midoobay soo saartay ayay ku sheegeen in bishii la soo dhaafay ee Jannaayo ay ahayd bishii ugu geerida badnayd illaa iyo xagaagii. Boqollaal Soomaali ah ayaa la dilay tobanaan kun oo kalena… Sii akhri

Baaq: Qurbajoogta beesha Nuur Axmed oo cambaareeyey kulankii Tukaraq ku dhexmaray Puntland & Somaliland

Sarmaanyo.com: Breaking News

STOCKHOLM, Sweden — Annagoo ku hadlayna magaca jaaliyadaha qurbajoogta Nuur Axmed ee ku dhaqan aduunka daafihiisa waxaanu si aada u cambaaraynaa falkii foosha xumaa ee ay ku kaceen labada xubnood ee ka tirsan maamulka Puntland. Waxaanu aad isaga… Sii akhri

Hoodaddada Faroole iyo Hungada SSC

Kagadaal burburkii Dawladdii dhexe waxay soomaaaliya ukala baxday reero aan is aamminsanayn oo qolo waliba degaankii ay asal ahaan kasoo jeedday salka dhigatay si ay ugu ammaan hesho. Isla markiiba waxaa caddaatay in Jabhaddii SNM ay ku… Sii akhri

Waraysi: Garaad Ibraahim Baaruud oo ku sugan magaalada Buuhoodle

Waraysigaan oo aan Garaad Ibraahim Baaruud kula yeelanay khadka taleefoonka isagoo jooga magaalada Buuhoodle ayaa garaadku kaga warramayaa baaq ay soo saareen isimada SSC oo ku sugan magaalada Garoowe, baaqaas oo ku wajahnaa isimada ku sugan… Sii akhri

Wareysi: Garaad Saleebaan Garaad Maxamed & Ugaas Cabdullaahi Ciise

Waxaan waraysigaan oo dhinacyo badan taabanaya la yeelannay Garaad Saleebaan Garaad Maxamed iyo Ugaas Cabdullaahi Ciise, waxayna kaga hadlayaan qodabadii shirkii ka dhacay Nairobi iyo go’aanka ay ka gaareen iyo arrima kale. Warasiga… Sii akhri