Kaydka Warka
Arkiifiyada qoraaga
Mudanayaal ka Tirsan Barlamanka DFKMG oo Sheegay in ay Dacwad ka Dhan ah Kenya u Gudbinayaan Guddoonka Barlamanka
(Sarmaanyo.com) — Mudanayaal ka tirsan Barlamanka KMG ee Soomaaliya ayaa sheegay in dacwad ka dhan ah dowladda Kenya ay u gudbin doonaan gudoonka Barlamanka KMG ee Soomaaliya. Kadib kulan ay ku yeesheen Maanta Magaalada Muqdisho in kabadan… Sii akhri
Madaxweyne Shariif & Wafdigiisa oo Gaarey Nairobi
NAIROBI, Kenya — Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya mudane Sh. Shariif Sh. Axmed iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaarey magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya, isagoo ka soo duulay magaalada Addiss-ababa ee xarunta dalka Ethiopia. Mudane… Sii akhri
Puntland oo ku Jaha-wareersan Qaraxyada & dilalka Qorshaysan ee laga Geysto Gudaha PL
BOOSAASO, Soomaaliya — Masuuliyiinta maamulka Puntland ayaa ku jaah wareersan cida ka dambaysa qaraxyada iyo weeraraada isadaba jooga ah ee maalin iyo habeen asbuucyadii aynu soo dhaafnay ka dhacayay magaalooyinka Puntland gaar ahaan magaalada… Sii akhri
Golis Telecom oo Xafiis uu u Dhanyahay Adeegga Golis ka Furtay Airport-ga Boosaaso
BOOSAASO, Soomaaliya — Waxaa Xaflada lagu furayay xafiis cusub oo ay shirkada golis ku yeelato garoonka diyaaradaha Bender qasim Air port ay ka dhacday hoolka soo dhweynta goraanka diyaaradaha,waxaana kasoo qayb galay dadweyne iyo masuuliyiin… Sii akhri
Wasiirka Arrimaha Dibada Soomaaliya oo ka Warbixiyay Shir-madaxeedkii 14aad ee Midowga Afrika
ADDIS ABABA, Ethiopia — Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya mudane Cali Axmed Jaamac ayaa ka warbixiyay shirkii wadamada Qaaradda Afrika ugu soo gabagaboobay magaalada Adiss-ababa ee xarunta dalka Ethiopia oo Soomaaliyana ay ka qeyb… Sii akhri
Shirkadda Apple oo Shaacisay Buugaag Computer ah (iPad)
Shirkadda Apple oo horey u lahayd mobile-ka caanka ah ee iPhone, Operating System-ka & computer-ka Mac iyo qalabka MP3/MP4-ka lagu dhegeysto ee iPod ayaa daaha ka qaadday farsamo cusub oo looga maarmayo buugaagtii waraaqaha ahaa. iPad, oo… Sii akhri
Beelo ku Dagaalamay Gobolka Sh. Hoose
WANLAWAYN, Soomaaliya — Beelo wada dega gobolka Shabeellada Hoose deegaano ka tirsan ayaa ku dagaalamay barqanimadii maanta, waxa uuna dagaal beeleedkasi saamayn ku yeeshay degamada Wanlaweyn ee gobolka Shabeellada Hoose. Dadka deegaanka… Sii akhri
Mourinho: ‘Sidii Ibra uga tegeyba Inter waa fiicnayd’
Ninka layliya kooxda kubadda cagta ee Internazionale, Jose Mourinho ayaa sheegay in naadigiisu uu horumar gaaray illaa iyo markii ay Zalatan Ibrahimovich ka gadeen FC Barcelona, xagaagii la soo dhaafay. Zalatan Ibrahimovi? ayaa Barcelona ugu… Sii akhri
Chelsea oo 2 Dhibcood Lagagala Haray KC Stadium
Kooxda Chelsea ee ka dhisan caasimadda dalka Ingiriiska ee London ayaa iska dayacday fursad ay kaga fogaan lahayd in ay soo gaarto kooxda ku soo xigta ee Manchester United ka dib markii ay bareejo 1-1 ku soo galeen Hull City garoonka KC Stadium… Sii akhri
Guuxa Warbaahinta ee Khilaafka VOA Somali Muxuu Salka ku Hayaa?
Alle ayaa Mahad leh oo ii suurto geliyey in aan wax ka iraahdo Arimo Mudooyinkii ugu dambeyay ka tagnaa Laanta Af Soomaaliga ee VOA gaar ahaan Xafiiska ay ku leedahay Washington, taasi oo la xiriirtay warbixino ay shaaciyeen Warbaahinta… Sii akhri
