Kaydka Warka
Arkiifiyada qoraaga
Wararkii ugu dambeeyey ee Laascaanood
LAASCAANO, Soomaaliya — Tiro dad ah oo gaadhaya 65 qof ayaa weli ku xidhan jeelasha Caynaba dadkaas oo laga qaaday gudaha magaalada dadkan oo iskugu jira dumar caruur iyo waayeel ayaa weli xidhan. Ma aha markii ugu horeysey ee tiro dad ah oo… Sii akhri
Somalia to Close Three of its Five Embassies in Europe
Somalia’s government will close three of its five embassies in Europe because of lack of economy as Ali Ahmed Jama Jengeli, the foreign minister of the transitional federal government has told the BBC. Its been understood the embassies in… Sii akhri
Wafdi Q.M. ka Socda oo Kulamo la Yeeshay Mas’uuliyiinta Sar-sare ee Dowladda Soomaaliya
Wafdi ka socda Qaramada Midoobay iyo beesha Caalamka oo uu hogaaminaayay ku xigeenka wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Mr. Jarles Bitter ayaa soo gaarey magaalada Muqdisho. Wafdigan oo ka kooban 11 xubnood waxay kulamo gooni… Sii akhri
Midowga Afrika oo Jabuuti ku Ammaanay Doorka ay ku Leedahay Xal-u-helida Soomaaliya
Guddoomiyaha gudiga Ururka Midowga Afrika Mr. John Pean ayaa uga mahadceliyay go’aanka ay dowladda Jabuuti ku gaartey in ay Soomaaliya ciidamo ugu soo dirto, isagoo sheegay in Midowga Afrika uu soo dhaweynayo go’aankaas. Mr. John Pean ayaa… Sii akhri
Shirkii Golaha Wasiirada Soomaaliya oo Looga Hadlay Daryeelka Shaqaalaha Dowladda
MUQDISHO, Soomaaliya – Shir uu isugu yimid Golaha wasiirada dowladda KMG ah ee Soomaaliya oo uu shir-Guddoominayay Ra’isal wasaaraha Soomaaliya mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke ayaa ka dhacay xarunta Golaha wasiirada ee magaalada… Sii akhri
FA Cup: Leeds United 1-3 Spurs
Kooxda Tottenham Hotspur ayaa xalay burburisay riyadii ay Leeds United ka qabtay inay dib ugu soo labaato horyaalka Ingiriiska iyo garoomada qaaradda Yurub, ka dib markii 3 gool oo u dhaliyey Jermain Defoe ay Tottenham gacanta u saareen ka… Sii akhri
Dhoofinta & Xaalufinta Deegaanka oo ka Socota Degmada Sarmaanyo
(Sarmaanyo.com) — Dhoofinta Dhuxusha iyo Xaalufka lagu hayo Degmada Sarmaanyo ayaa weli si isdabajoog ah uga socda, waxaana iminka in baabuur Dhuxusho,sidoo kale . dhulka Xoolo daaqeenka ee ku yaalla qeybaha kala duwan ee Gobolka sool,gaar… Sii akhri
Coppa Italia: Inter 1-0 Fiorentina
Internazionale ayaa hadda cabsi yar ka qabta in Fiorentina ka awood badiso kulanka labaad ka dib markii uu Diego Milito kooxda Inter ku siiyey 1-0 garoonka Giuseppe Maezza. Fiorentina oo bilowgii hore weerarka u badan ku soo qaadaysay Inter… Sii akhri
Copa del Rey: Sevilla 2-0 Getafe
Kooxda Spanish-ka ah ee Sevilla ayaa ku dhow inay finalka Copa del Rey ee boqortooyada Spain gaaraan ka dib markii lugtii hore ee cayaarta ay 2-0 ku mareen Getafe. Luis Fabiano iyo gool uu iska dhaliyey Mario ayaa kooxda reer Andalus meel u… Sii akhri
Daraasad lagu Ogaaday in Kabaha Sports-ku Dhibaato u Leeyihiin Lafaha Bani-Aadamka
(Sarmaanyo.com) — Khubaro u dhashay dalka Maraykanka ayaa ku sameeyay daraasad jaamacad ku taaalla wadankaasi oo layidhaa Virginia university,taasi oo ay ku ogaadeen in kabaha lagu cayaaro ciyaaraha cusub sida orodka,bootinta ay suurta gal… Sii akhri
