Kaydka Warka
Arkiifiyada qoraaga
Puntland oo markale DFKMG ah ku eedaysay khalkhalin amaan & faragelin toos ah
Dawlada Puntland ee Soomaaliyeed ayaa markale dawlada kumeel gaarka ah ee Soomaaliya ku eedaysay inay khakhalin culus oo dhanka amaanka ah kawado deegaanada Puntland ee soomaaliyeed islamarkaasna waxay dawlada Puntland sheegtay in dawlada kumeel… Sii akhri
Booliska Puntland oo ka hadlay Qarax ka dhacay Boosaaso
Taliska booliska ee gobolka Bari ayaa ka warbixiyay Qarax shalay lala eegtay saldhiga gobolka Bari, iyagoo sheegay in qaraxaasi aysan cid waxba ku noqon. Taliyaha Ciidamada booliska qeybta gobolka Bari ee Maamulka Puntland Saciid Jaamac Hurun oo… Sii akhri
Sirdoonka somaliland oo kala baxay Schoolka Sare ee muuse yuusuf Secondary school Macalin kamida macalimiinta wax kadhigta schoolka
Ciidamada Sirdoonka ee maamulka somaliland ayaa saaka subaxnimadii weerar waxashnimo ah ku qaaday Dugsiga sarre ee Muuse Yuusuf halkaas oo ay ka soo qabteen Macalin Sh Maxamed Macalin Xasan oo ahaa bare dhiga Af Carabiga iyo Diinta Islaamka xili uu… Sii akhri
Shubka Dabaqa sare ee dhismaha Majidul Jaamaca magaalada laascaanood oo saaka bilaamay iyadoo ay ka qayb qaadanayaan wiishash casri ah + Video
Gudiga ku hawlan dhamaystirka dhismaha masjidul jaamaca magaalada laascaanood ayaa mar kale ku celiyay in bulshada muslimka ah ay ka qayb qaataan dhamaystirka masjidka oo hada uu bilowday shubkii dabaqa labaad waxayna uga mahad celiyeen muslimiinta… Sii akhri
Guddi sheegay inay meel wanaagsan u marayaan xalinta dagaalo
Guddi dhawaan loo xilsaaray dhex dhexaadinta labo beelood oo walaalo ah islamarkaana horey ugu dagaalamay deegaano hoostaga degmada Galinsoor ee gobolka Galgaduud ayaa shaaciyay inay rajjo wayn ka qabaan dhamaynta colaadda u dhaxaysa… Sii akhri
Shacab Reer Miyi ah Oo Si Xaq Daro Ah Loogu Dhaadhiciyay Jeelka Mandheera-
Rag reer Miyi ahaa oo maalintii shalay galab laga soo qabtay duleedka magaaladda laascaanood ayaa saaka loo dhaadhiciyay dhanka magaaladda Burco. kadib markii maamulka Somaliland ay ku eedeyeen inay ku lug lahaayeen weerarkii lagu qaaday… Sii akhri
Shabaab iyo Dowladda oo guulo ka kala sheegtay dagaalada Garbahareey iyo sida xaalka saaka uu yahay
Ciidamada Dowladda KMG Soomaaliya iyo Al Shabaab ayaa dagaalo xoog leh shalay galab waxa ay ku dhaxmareen duleedka magaalada Gaebahaareey ee Xarunta Gobolka Gedo. Dagaalada ayaa waxaa ka hadlay labada dhinac iyadoona dhan walba uu sheegay in uu… Sii akhri
DKMG oo sheegtay in la wareegtay deegaano ka tirsan Gedo
Wasaarada Gaashaandhiga xukuumada KMG Soomaaliya ayaa sheegtay in ay ciidamada dowladda KMG la wareegeen deegaanadii ay kula dagaalameen Al Shabaab ee galbeedka ka xiga degmada Garbahaarey ee gobolka Gedo. Wasiir ku xigeenka wasaarada… Sii akhri
Taliyaha nabadgalyda wadooyinka oo galabta Lagu weeraray gurigiisii
Taliyihii Ciidanka Nabadgelyada wadooyinka gobolka Sool ee Somaliland ayay koox hubaysan oo aan haybtooda la garanayn gabal gaabkii ku weerareen gurigiisa oo ku yaal dhinaca koonfureed ee magaaladda Laascaanood. Sarkaalkan oo lagu magcaabo… Sii akhri
In ka badan 5 qof oo shuban biyood ugu geeriyooday Muqdisho
in ka badan 5 qof oo badan caruur iyo haween ayaa saacadihii la soo dhaafay cudurka shuban biyoodka ugu geeriyooday xerooyin barakacayaal ah oo kuyaala degmada Dharkeenlay. Iyadoo inta badan gobolada dalka Soomaaliya ay ku dhufteen abaaro baahsan… Sii akhri
