Kaydka Warka
Arkiifiyada qoraaga
Qarax miino iyo duqeyn ka dhacay Magaalada Muqdisho
Qarax miino iyo duqeyn qasaare dhimasho iyo dhaawac geysatay ayaa galabta waxa ay ka kala dhaceen degmooyinka Hodon iyo Dharkeenlay ee gobolka Banaadir. Qaraxaani oo la sheegay in uu ahaa miinada dhulka lagu aaso ayaa galabta ka dhacay wadada dheer… Sii akhri
Alshabaab oo dhalinyaro ku xir xirtay magaalada marka
Ciidamada Xarakada Al Shabaab ayaa howlgalo ay ka sameeyeen maanta xaafadaka Magaalada Marka waxa ay ku soo qab qabteen ku dhawaad 10 qof oo ay ku eedeeyeen dambiyo kala duwan. Sida ay xaqiijinayaan wararka laga helayo Magaalada Marka ee xarunta… Sii akhri
Dilal ka dhacay Magalada Lascanod,Bombooyin La Dhigay xafadaha, Ciidamada SNM oo Buuxdhafiyay, Xafadah iyo Cabsida Xuska 18 May
Laba nin ayaa iminka lagu dilay badhatamaha magalada laascaanood xili ay meel kasta ay buux dhaafiyeen ciidamada somaliland oo iyagu meel walba oo ka mid ah wadooyinka magalada taagan kuwaas oo ilaalinaya amaanka magalada, halka saakana magalada… Sii akhri
Gudoomiyaha baarlmaanka oo baaq u diray Madaxweyne Shariif iyo Madaxweyne Geelle
Gudoomiyaha Baarlmaanka Dowladda KMG Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa baaq u jeediyey Madaxweynaha Dowladda KMG Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed iyo Madaxweyaha Dowladda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle. Gudoomiyaha Baarlmaanka ayaa sheegay in… Sii akhri
Laba Askari Oo Loo Haystay Weerarkii Gudoomiyaha Gobolka Sool Oo La Siidaayay
Laba Askari oo kamid ahaa dhawr qof oo loo qabtay weerarkii lagu qaaday guriga gudoomiyaha gobolka sool ayaa la siidaayay kadib,markii saldhiga ay ka tirsanaayeen ay sheegeen hadii aanan loo soo deyn labadan askari ay dagaalami… Sii akhri
Ciidanka SSC oo mar labaad Soo galay Deeganka kalabaydh oo hilaadii ujirta Laascaanood 30Km Dhanka koforeed
Ciidamo SSC ah oo ku qalabaysan gaadiidka dagaalka iyo hub tiro badan ayaa maanta soo gaaray deegaanno ka tirsan gobolka Sool. Ciidamadan ayaa wararku sheegayaan inay markiiba fariisin ka dhigteen deegaanka Kalabaydh oo magaalada laascaanood u… Sii akhri
Somaliland oo lix qof ku xidhay lascanod kuna tilmaamtay inay yihiin Askar ka tirsan maamulka SSC iyo Xidhashada Garamada ay ku xardhanyihiin SSC oo ku soo badanaysa Lascanod
Ciidamada booliska Somaliland ee magaalada laascaanood ayaa gudaha magaalada laascaanood ka qab qabtay ku dhawaad 6 Ruux oo ay sheegeen inay yihiin askar ka tirsan maamulka SSC State ee Xoraynta Goboladda SSC. Lixdan nin ee Boolisku qabteen… Sii akhri
Wasiir ka tirsan Maamulka Galmudug oo iska casilay xilkiisa
Wasiirka gadiidka Cirka iyo Dhulka ee Maamulka Galmudug ayaa maanta iska casilay xilkiisa. C/qaadir Max’ed Saalax oo ah Wasiirka gadiidka Cirka iyo Dhulka ee Maamulka Galmudug ayaa markii ugu horeysay ka hadalay warar maalmihii ugu… Sii akhri
Shabaab oo la wareegay degaanka Buusaar & Ciidamada Dowladda oo ka bax
Wararka aanu ka haleeyno saaka degaanka Buusaar oo ka mid ah deeganada hoostaga Degmada Ceel-Waaq ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in dagaalyahano ka tirsan xarakada Al Shabaab la waregeen degaanka Buusaar ee Gobolka Gedo. Ciidamada Al Shabaab ayaa… Sii akhri
Mudaharaad saaka ka dhacay magaalada laascaanood iyo arday dhaawac soo gaadhay
Mudaharaad saaka ka bilaamay magaalada laascaanood ayaa waxa aku dhawacmay Sadex Arday 40 kalena jeelka dhexe ee laascaanood ayaa loo taxaabay kadib markii ardayda dugsiga sare ee muuse yuusuf,ay sameeyeen dibadbaxyo ay kaga soohor jeeden xadhig… Sii akhri
